|
Waraysiyo
-
Daawo Muuqalka”Suxufiyiinta Gobolka Awdal Oo Si Kulul U Cambaareeyay Xadhiga Wariye Axmed Sakaaro Oo Burco Ugu Xidhan Wasiir Maxamud Xaashi, Xukumadana Kutilmaamay Mid Utafaxaydatay Cabudhinta Warbaahinta Madaxa Banaan
Borma(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Suxufiyiinta Gobolka Awdal Oo Cambaareeyay Xadhiga Wariye Axmed Sakaaro, Xukumada Kutilmaamay Mid Utafaxaydatay Cabudhinta Warbaahinta Madaxa Banaan
https://youtu.be/3HQm1sLWEno
https:/...
Sunday, October 2, 2016
-
Daawo Muuqalka”Suxufiyiinta Ka Hawlgala Magaalada Ceerigaabo Oo Si Kulul Uga Hadlay Xadhiga Lagula Kacay Wariye Axmed Sakaaro Oo Burco Ugu Xidhan Wasiirka Madaxtooyada
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Suxufiyiinta Ka Hawlgala Magaalada Ceerigaabo Oo Si Kulul Uga Hadlay Xadhiga Lagula Kacay Wariye Axmed Sakaaro Oo Burco Ugu Xidhan Wasiirka Madaxtooyada
https://youtu.be/H7_GKEwUAVw
&nb...
Sunday, October 2, 2016
-
Daawo Muuqalka”Suxufiyiinta Gobolka Saraar Oo Ka Cambaareeyay Xadhiga Wariye Axmed Muuse Maxamed(Sakaaro)Oo Wasiirka Madaxtooyada Mudo Todobaad Ah Ugu Xidhan Xabsiga Burco Baaq Culusna Kasoo Saaray
Caynaba(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Suxufiyiinta Gobolka Saraar Oo Ka Cambaareeyay Xadhiga Wariye Axmed Muuse Maxamed(Sakaaro)Oo Wasiirka Madaxtooyada Mudo Todobaad Ah Ugu Xidhan Xabsiga Burco Baaq Culusna Kasoo Saaray
htt...
Sunday, October 2, 2016
-
Daawo Muuqalka”Bahda Warbaahinta Gobolka Sool Oo Cambaareeyay Xadhiga Wariye Axmed Sakaaro Oo Mudo Todobaad Ah Burco Ugu Xidhan Wasiirka Madaxtooyada
Laascaanod(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Bahda Warbaahinta Gobolka Sool Oo Cambaareeyay Xadhiga Wariye Axmed Sakaaro Oo Mudo Todobaad Ah Burco Ugu Xidhan Wasiirka Madaxtooyada
https://www.youtube.com/watch?v=IgDFqr9sdLk
&...
Sunday, October 2, 2016
-
Madaxweyne Siilaanyo Oo Saxeexay Heshiis Ay Dawladda Imaaraadku Saldhig Ciidan Kaga Dhisanayso Magaalada Berbera, Buqcadda Saldhiga Noqon Doonta Oo La Qorsheeyey Iyo Ganacsade Caan Ah Oo Qayb Dhulkiisa Ah Lacago Loogu Beddelo Doono
Khubaro Imaaraatiyiin Ah Oo Sahamin Qarsoodi Ah Ku Sameeyey Dhulka Loo Saxeexay Iyo Cidda Ay Noqon Doonaan Ciidamada Halkaas Degi Doonaa.
Madaxtooyada Oo Mar Kale Qalinka Ku Duugtay Qorsheyaal Qarsoodi Ah Oo Isteraatiijiyada Be...
Saturday, October 1, 2016
-
“Haddii Cudurka Kursi Jacaylku Kugu Dhaco, Tawxiidka, Carruurta Iyo Ummaddaba Halkaasaad Iska Dhigeysaa..” Sheekh Aadan Siiro Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ku taliyey in Dadka loo Caddaalad-falo isa-markaana Hantidooda loo ilaaliyo.
Sheekh Aadan-Siiro oo Khudbaddii Jimcaha ee Shalay k...
Saturday, October 1, 2016
-
“Muuse Waa Fulay, Shirqool Hebel Khaaraji Iyo Hebel Ka Takhallus Ku Heli Maayo Kursi,Waa Habeenkii Xalay Ahaa Ee Tagay Inuu Somaliland Madaxweyne Ka Noqdo, Anigaa Burburin Doona”Musharrax Jamaal Cali Xuseen Daawo Barnaamij Dhamaystiran
Hargeysa(Berberatoday.com)-Barnaamij dhameystiran; "Muuse waa fulay, Shirqool hebel khaaraji iyo hebel ka takhallus ku heli Maayo Kursi, waa habeenkii xalay ahaa ee tahay inuu Somaliland Madaxweyne ka noqdo"Musharrax Jamaal Cali X...
Thursday, September 29, 2016
-
Daawo Muuqalka”Xukumada Madaxweyne Siilanyo Oo Imaaradka Ku Wareejinaysa Madaarka Berbera Iyo Haamaha Shiidaalka+Xogo Dheerada oo Laga Helay Safarka Madaxweynaha
Dubai(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xukumada Madaxweyne Siilanyo Oo Imaaradka Ku Wareejinaysa Madaarka Berbera Iyo Haamaha Shiidaalka Berbera Iyo Xogo Dheerada oo Laga Helay Safarka Madaxweynaha
Berberatoday.com...
Wednesday, September 28, 2016
-
“Muuse Biixi Iyo Faysal Cali Waraabe Igama Macaashi Doonan, Ninka Burburin Doona Iyagana Waa Aniga “Jamaal Cali Xussen Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Muuse Biixi Iyo Faysal Cali Waraabe Igama Macaashi Doonan , Ninka Burburin Doona Iyagana Waa Aniga “.. Jamaal Cali Xussen + Muuqaal.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday...
Tuesday, September 27, 2016
-
Daawo Muuqalka”Suxufiyiinta Ka Hawlgala Berbera Oo Cambaareeyay Xadhiga Wariye Axmed Sakaaro Oo Burco Kuxidhan Iyo Baaq Ay Udireen Bahda Garsoorka Gobolka Togdheer
Berbera(Berberatoday,com)-Bahda Warbaahinta Gobolka Saaxil oo maanta shir isugu yimi magaalada Berbera ayaa cambaareeyay Xadhiga Gudoomiye Kuxigeenkii Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SECJA ahna Gudoomiyihii Wargeyska Xayiran ee ...
Tuesday, September 27, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|