-
Warbixin-Waa Maxay Sababta Ay Reer Burco Tahriibta Uga Bateen Ee Ay Gobolada Kale Ee Somaliland Uga Bateen
Khartoum(Berberatoday.com)-Dhawr iyo tobankii sano ee u danbeeyay waxa dhallinyarada somaliland soo waajahay waa cusub oo hayaan ama suudaal ay nafahoodu ku biimaynayaan badaha iyo saxarayaasha ugu kici tima.
Waxa ku nafwaayay ...
Thursday, April 21, 2016
-
Daawo Muuqalk”Suldaan Tuullo Walaalkii Oo Raalin Galin Ka Bixiyay Hadal Walaalkii Kasoo Yeedhay Oo Lidi Ku Ah Gudoomiye Dhaqameed Beeshoodu Dhawaan Dooratay
Berbera(Berberatoday.com)-gudoomiyaha abaabulka iyo wacyi galinta Xisbiga Waddani Xasan Sheekh Ibraahim Maxamed oo kasoo jeeda Beelaha daga Gobolada Saaxil iyo Togdheer ayaa raalin galin ka bixiyay hadal uu sheegay inuu kasoo yeed...
Wednesday, April 20, 2016
-
Diyaarad Xamar Ka Soo Kacday Oo Ay La Socdaan Wiilka Uu Madaxweyne Siilanyo Sodoga Uyahay Ee Baashe Cawil Iyo Diblomaasiyiin Imaaraatiyiin Ah Oo Saaka Ka Soo Degtay Madaarka Berbera
Berbera(Berberatoday.com)-Waxa abaaro 11 kii galinkii horee maanta madaarka Berbera ka soo degtay diyaarad Xamar ka soo kacday oo ay saarnaayeen wiilka uu soddoga u yahay madaxweyne Siiraanyo ee Baashe Cawil Cumar iyo dibloomaasiy...
Wednesday, April 20, 2016
-
Daawo Muuqaalka Alle Ha U Naxariiste Mujaahid Janaraal Cali Xeseen Oo Ku Sugan Meel Hargaysa U Jirta 12km, Xilli Dagaal Adag Kasocdo Hargaysa Gudaheeda Oo Ay Kasoo Laabteen, Oo Wariye Maxamed Baaruud Cali U Kwaraysanayo Sidii U Afwayne Uga Soo Baxsaday
DAAWO MUUQAALKA ALLE HA U NAXARIISTO E MUJAAIHID JANARAAL CALI XESEEN O KU SUGAN MEEL HARGAYSA U JIRTA 12KM, XILLI DAGAAL ADAG O HARGASA GUDAHEEDA KA DHACAY AY KASOO LAABTEEN, O WARIYE MAXAMED BAARUUD CALI U KWARAYSANAYO SIDII U A...
Wednesday, April 20, 2016
-
Xildhibaan Dayib Xasan Boobe Oo Eedeyn Sharciyada Dalka Baalmarsan Usoo Jeediyay Masuuliyiinta Banka Somaliland Iyo Gudoomiyaha Guurtida Oo Jawaab Adag Siiyay
Hargaysa(Berberatoday.com)-Xildhibaankan Lagu Magacaabo Dayib Xasan Boobe Oo buuxiyay Boos uu aabihii ka geeriyooday islamarkaana kamida ahaan jiray Bulshada reer Berbera mudo sadex sanadoodana kamida ahaa golaha Guurtida cilmi ba...
Wednesday, April 20, 2016
-
Daawo Muuqalka”Xog Waranka Hooyo Faadumo Ka Bixisay Doonidii Ku Qaraqantay Xeebaha U dhaxeysa Talyaaniga Iyo Masar Oo Laba Qof Kaga Dhinteen
Burco(Berberatoday.com)-Faadumo Cawil Khayre waa hooyo ku nool magaalada Hargeysa oo ay bada kaga dhinteen gabadh iyo ilmo yar oo ay dhashey.
Waxaa ay markii u horeysay sheegtay in doonidii ku qaraqantay xeebaha giriiga ay mudo...
Wednesday, April 20, 2016
-
“Jaamacada Golis Ee Berbera Maxkamad Ayaan La Tiigsanayaa Xeer Ilaalinta Iyo C.I.D-na Waan Ugudbiyay, Ardayda Waxa Rabashka Dhex Dhigay Jaamacad Golis Oo Isku Kaaya Diray”Isuduwaha Waxbarashada Ibraahim Digaale, Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.net/com)-Isuduwaha Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Gobolka Saaxil Ibraahim Digaale Maxamed ayaa maamulka Jaamacada Golis ee Berbera ku eedeeyay inay ka danbeeyeen weerarkii ay ardayda wax ka barat...
Tuesday, April 19, 2016
-
Daawo Muuqalka”Ardayda Dugsiga Sare Ee Cabdisalaam Berbera Oo Maamulka Waxbarashada Gobolka Saaxil Ku Eedeyay Inay Ka Musuqmaasuqeen Tartan Aqooneed Abaal Marino Lagu Bixinaayay Iyo Maamulka Waxabarashada Oo Ka Jawaabay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ardayda Dugsiga Sare Ee Cabdisalaam Berbera Oo Maamulka Waxbarashada Gobolka Saaxil Ku Eedeyay Inay Ka Musuqmaasuqeen Tartan Aqooneed Abaal Marino Lagu Bixinaayay Iyo Maamulka Waxabarashada...
Monday, April 18, 2016
-
Daawo Muuqalka”Beel Kamida Beelaha Dega Gobolada Saaxil Iyo Togdheer Oo Doortay Gudoomiye Dhaqameed Hogaamin Doona Kuna Soo Dhaweeyay Berbera
Berbera(Berberatoday.com)-Beel kamida beelaha Dega Gobolada Saaxil Iyo Togdheer oo layidhaa Axmed Xasan(Dhogori) iyo Gaashaan Buurteeda ayaa maanta Berbera si balaadhan ugu soo dhaweeyay Gudoomiye dhaqameed Beeshaas hogaamin doona...
Monday, April 18, 2016
-
Daawo Muuqalka”Warbixin Laga Diyaariyay Dhacdadii Shalay Bada Berbera Ku Liqday Sadexda Caruura Iyo Waalidiinta Caruurtaas Dhalay Oo Ka Hadlay
Berbera(Berberatoday.com)-Warbixin Laga Diyaariyay Dhacdadii Shalay Bada Berbera Ku Liqday Sadexda Caruura Iyo Waalidiinta Caruurtaas dhalay Oo Ka Hadlay Dhacdadaas naxdinta Leh ee ku habsatay qoysaskooda iyaga oo waalidiintu eede...
Sunday, April 17, 2016
« Previous Page — Next Page »