-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Saaxil Oo Maamulka Golaha Deegaanka Ku Eedeyay Iibka Qeyb Kamida Xaruntii 26ka Juun Iyo Mayarka Berbera Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Eedaas
Berbera(Berberatoday.com)Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Saaxil Cali Axmed Kooshin ayaa Maamulka golaha deeganka Degmada Berbera ku eedeyay inay iibiyeen qeyb kamida xaruntii Fagaaraha 26ka Juun ee wakhtiyada xafladaha iyo x...
Thursday, March 24, 2016
-
“Salaadiintu Iyagaa Wax Aan Shaqadoodii Aheyn Galay, Carabtuna Waxay Ku Maahmaahdaa Qofku Haduu Wax Aan Shaqadiisii Aheyn Galo Waxa Uu Kala Kulmaa Wax Aanu Ku Farxin”Jaamac Shabeel Oo Cadeeyay In Xisbiga Kulmiye Ka Danbeeyay Faragalintii Sadalada Beelaha Subeer Awal
Hargeysa(Berberatoday.com)Jaamac shabeel oo ah gudoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye ayaa isaga oo afkii gudoomiye Muuse Biixi Ku Hdlaaya cadeeyay inay xisbi ahaan ka danbeeyeen Faragalintii dhawaan lagula kacay Sadalada fac...
Thursday, March 24, 2016
-
Cali Warancadde Oo Beer Iyo Guri Isku Qoofalan Ka Dhistay Bander-wanaag Iyo Qasri Weyn Oo Uu Ka Bilaabay Bariga Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Daakhiliga Somaliland Cali Warancadde ayaa xoolihii umadda ka dhistay guri iyo beer isku qoofalan oo uu ka sameystay meel Hargeysa bari ka xigta oo la yidhaahdo Karin taasoo u dhaw tuulada qadii...
Thursday, March 24, 2016
-
Daawo Muuqalka”Barnaamij Dhamaystiran Oo Wariye Jaamac Deperani Ka Diyaariyay Maxaabiistii Lagu Qabqabtay Dagaalkii Putland Iyo Alshabaab
Garowe(Berberatoday.com)-Daawadayaasha iyo akhristayaasha kuxidhan Shabakada wararka ee Berberatoday.com waxa aanu halkan ugu soo gudbinaynaa Muuqaalka barnaamijka dhamaystiran oo lagu wereysanayo Maxaabiistii la sheegay inay kati...
Wednesday, March 23, 2016
-
Daawo Muuqalka”Hees Ka Turjumaysa Qiimaha Sadalada Facaweyn Ee Beelaha Subeer Awal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Hees Qiimo Badan oo ay Isku Soo Dubbo Ridday La-taliyaha arrimaha Dibeda ee Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Marwo Saamiya Muuse, Kagana Hadashay Qiimaha Suldaanka Guud ee Subeer Awal
...
Wednesday, March 23, 2016
-
Daawo Muuqalka”Afxumadii Muuse Biixi Kula Hadli Jiray Madaxweyne marxuum Maxamed Xaaji ibraahim Cigaal Isaga Oo Difaacaya Sulaadiin La Xidhxidhay Iyo Maanta Oo Uu Sameeyay Suldaan Waraabe Utaaga
Hargeysa(Berberatoday.com)-Muuse Biixi oo Madaxwayne Cigaal ugu Hanjabaya inuu is Casilo ka Dib Salaadiin Madaxwayne Cigaal Xidhay waqtigaasi+ Muuse Biixi oo Maanta Lagu Eedaynayo Inuu Faragaliyey Saldaladii Subeer awal
Muuse Bi...
Wednesday, March 23, 2016
-
Dekeda Berbera Oo Lagu Qabtay Gaadhi Waaraad Ah Oo Sida Garaabo La Tumay Oo Lagu Cashuuray Xine Dalalka Yurubna Loo Iib Geynaayay
Berbera(Berberatoday.com)-Ciidanka ilaalada cashuurha Dekeda Berbera iyo shaqaalaha Dekeda Berbera oo iskaashanaya ayaa Gacanta kudhigay gaadhi 24 ton ah oo sife khiyaamo ah Garaabo La Soo tumay oo Xinaha dumarku marsadaan l...
Wednesday, March 23, 2016
-
Daawo Muuqalka”Dhalinyarada Reer Berbera Oo Kalsooni Iyo Taageero Laxaadle Umuujiyay Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Cabdilahi Suldaan Cabdiraxmaan Iyo Dhaliila Ay Usoo Jeediyeen Muuse Biixi
Berbera(Berberatoday.com)-dhalinyarada Reer Berbera ayaa taageero mugleh umuujiyay Suldaan Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdillahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye iyaga oo dhalinyaradu sheegay inay lama t...
Tuesday, March 22, 2016
-
Daawo, Hadalkii ugu adkaa ee muuse biixi ku ganey ina cigaal iyo kuwuu maanta ka damqado
BerberaTV...Daawo, Dib Uxasuuso Taariikhda,,Muuse biixi oo ina Cigaal eedo culculus usoo jeediyey isagoo Salaadiin udoodaya Iyo Maanta oo uu Saldanadii Habar awal Afgambi ku sameeyay.................
https://youtu.b...
Tuesday, March 22, 2016
-
Daawo, Beelaha Awal bari iyo Awal galbeed oo Taageero weyn u muujiyey Suldaanka guud Suldaan Xasan Suldaan C/laahi Suldaan C/raxman
Daawo, Beelaha Awal bari iyo Awal galbeed oo Taageero weyn u muujiyey Suldaanka guud Suldaan Xasan Suldaan C/laahi Suldaan C/raxman
...
Tuesday, March 22, 2016
« Previous Page — Next Page »