-
Itoobiya oo sii kala googo’day Wadadii Bur burkana sii haysa ( Warbixin Iftiiminaysa Xaaladaha Ugu Dambeeyay ee Itoobiya ka Jira ) Qalinkii: Qoraa Sare Ahmed Abdi
Alle wax buu dooney, Melez Zenawina waxbuu rabay waxa uuna rabay in Soomaali uu wada gumeysto; haseyeeshe, tii Alley noqotay oo bakhti Meles Zenaawi waxa uu ka tagay Itoobiya oo fooshu ku adkaatay 4 sano uun ka hor.
Maantas...
Friday, February 16, 2018
-
Daawo Muuqalka”Ganacsade Maxamed Axmed Dheereeye Oo Burbur Cagaf Loo Adeegsaday Oo Kaalintiisa Lagu Burburiyay Ku Eedeeyay Cumar Caydiid Oo Ah Ninka Maalgashaday Tiyeetarka Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ganacsade Maxamed Axmed Dheereeye Oo Burbur Cagaf Loo Adeegsaday Oo Kaalintiisa Lagu Burburiyay Ku Eedeeyay Cumar Caydiid Oo Ah Ninka Maalgashaday Tiyeetarka Hargeysa
https://youtu.be/4...
Friday, February 16, 2018
-
Madaxweyne kiitin mar danbe hala kulmin
Asc. Dhaman bulshada soomaliland . Sadexda gole qaran iyo madaxda xisbiyada soomaliland ..
Waxaan talodan udirayaa madaxweyne muuse isagaa maanta wadanka xukuma waxaan inagu waajiba inaan talada kula garab istaagno....
Wednesday, February 14, 2018
-
Musow Morgan iska fogee ina aw Siciid iyo Sacad na iska qabo W/Q Ameercabdalla@gmail.com
Madaxweyne Muse Biixi miyuu il-duufay markuu weli Baashe Cawil Morgan xukuuma diisa ku hayo mise dar-daarankii qoyskii Silaanyo ayaa sidaa ahaa oo uu fulinayaa. Morgan waa yarkii odhan jiray Muse Biixi markaannu gacanta u qaadno w...
Wednesday, February 14, 2018
-
Wasiirka horumarinta biyaha oo cadeeyey in Mashruucii Biyo balaadhinta ee Xunbo weyne uu si xun u fashilmay. qalinkii A/rahman fidhinle
Waxaynu ka wada dheregsanahay in inyar oo kooban shacabka Caasimada hargeisa ay helaan biyo nadiif ah oo joogto ah.Waxay Xukuumadii Siilaanyo ee musuq badan ku fashilantay in ay hirgeliso mashruucii biyo gelinta ee Xumbo we...
Wednesday, February 14, 2018
-
Daawo:-Golaha Deeganka Salexlay Oo Ansixiyay Miisaaniyada 2018-ka
Daawo:-Golaha Deeganka Salexlay Oo Ansixiyay Miisaaniyada 2018-ka
https://youtu.be/cGvUPCH9c1c...
Tuesday, February 13, 2018
-
Muse Bixi maxaa toosin uga baahan?
Muse Bixi weli wakhti yar ayuu kursiga ku fadhiyaa, waxana isaga laaqan hawlaha hor yaalla iyo sidii uu kala hormarin lahaa, si uu dalka ugu hoggaamiyo tubta toosan. Laakiin waxa uu malaha weli la’yahay ciddii siin lahayd talo w...
Tuesday, February 13, 2018
-
Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Markii Uhoreysay Xukun Ku Riday Eedaysanayaal Lagu Qabtay Xayawaanka Diinka Iyaga Gaadhi Ku Sita
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada degmada Hargeysa ayaa waxaa ay saaka xukun ku
riday 5 nin oo ka ganacsaayey xayawaanka Diinka isla markaana laba nin ay maqane yahiin
Maxkamada ayaa ku xukuntey midkiiba saddex sanno oo x...
Tuesday, February 13, 2018
-
Ka Fiirsasho La’aanta Magaacaabista Xoghayaha Dawlada/Hoose ee Gabiley oo Noqotay Hal Seegtay Madaxwayne Muuse Biixi ….W/Q Kaltuun Cabdilaahi Madar
Dhawaan ayay ahayd Markii uu Wasiirka Arimha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed uu Digreeto Wasiir Ku soo Saaray Magacaabista Xoghayaha Dawlada Hoose Gabiley Mustafe Maxmuud Xaaji Cabsiiye Kaasi Shacabwaynaha Reer Gabiley Ay S...
Tuesday, February 13, 2018
-
Nolosha Adagi Waa Tababar Kuu Socda Oo Maalin Maalmaha Kamida Ku Anfici Doonta”Akhriso Sheekadan
Nolosha adagi waa tababar kuu Socda!
------------------------------------------------
Gabadha yar ee sawirkan iidiin ka muuqata waxa la yidhaa Marwa. waa 10 jir oo kaliya, marwa waxa ay ku nooshay nolol faqiira, iyada ayaa...
Monday, February 12, 2018
« Previous Page — Next Page »