-
DAWOOYINKA LA ISKU CADDEEYO IYO KHATARTOODA CAAFIMAAD-QALINKII: DR. ABDIRAHMAN M. OSMAN
Hordhac
Dawooyinka la isku cadeeyo waa qaar hoos u dhiga xadiga midab sameeyahay jidhka bini’aadamka ee loo yaqaano (melanin), waxaana badi loo isticmaalaa ciladaha ku dhaca maqaarka sida fin doobka, waji coodh coodhka, i...
Wednesday, August 31, 2016
-
“INNAGA CIISE-OW WAXBAA INNAGA DHEXEEYAY, LAAKIIN NIMANKAA REER AWDAL IYAGU BAROORTOODU ORGIGA WAY KA WEYN TAHAY”
argeysa (Berberatoday.com) Suldaan Mawliid Cali Ibraahim Sabbeyso ayaa ka hadlay deegaannada caasimada Hargeysa ee sida weyn loogu kala aragtida duwan yahay in laga qabto diiwaangelinta doorashooyinka iyo sidoo kale gobolladii lak...
Wednesday, August 31, 2016
-
Daawo Xisbiga UCID Laanta UK- Oo Ka Jawaabay nin sheegtay Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID
Daawo Xisbiga UCID Laanta UK- Oo Ka Jawaabay nin sheegtay Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID
...
Wednesday, August 31, 2016
-
Garnaqa Khilaafka Ucid ee Horyaala Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Waa Imtixaankii Ugu Weyna ee Lagu Ogganayey Garsoorka Cadaaladdiisa Iyo
Waxa in muddo ah Maxkamadda sare ee dalka hortaalay dacwad aad u xaasaasi ah, taasoo Bulshada Somaliland si weyn u da’naynayso, isla markaana ku taxaluqda khilaaf soo kala dhexgalay madaxda ugu sareysaa Xisbiga Ucid oo laba gara...
Wednesday, August 31, 2016
-
Daawo Muuqalka”Hees Fanaanka Maxamed BK Uqaadayo Baashe Morgan Iyo Xaaskiisa Luul Siilanyo+Cashuurtii Wadhatada Masaakiinta Ah Laga Soo Ururiyay Oo Abaalmarin Heesod Loo Bixinayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Hees Fanaanka Maxamed BK Uqaadayo Baashe Morgan Iyo Xaaskiisa Luul Siilanyo+Abaalmarin Lagu Bixiyay Oo Su,aal Dhalisay iyo Cashurtii Wadhatada laga ururiyay oo Qoyska reer Siilanyo Heeso k...
Tuesday, August 30, 2016
-
Dr Shiine Cabdi Barkhadle Oo Tacsi Udiray Ehelada Iyo Qoyskii Uu Ka Geeriyooday Marxuum Maxamed Faarax Xirsi
Berbera(Berberatoday.com)-Maareyihii Hore ee Haamaha Keydka Shiidaalka Berbera Ahaana Jiray Gudoomiyihii Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Saaxil dr Cismaan Cabdi Barkhadle(Shiine)ayaa qoraal uu soo gaadhsiiyay Shabakada Wararka Berberat...
Tuesday, August 30, 2016
-
Tacsi Geerida Marxuum Mohamed Farah Hersi
Tacsi geerida Marxuum Mohamed Farah Hersi
Rashid Sheikh Aadan
2. Mahamed Dube Saleebaan iyo xaaskiisa
3. Osman Abshir iyo xaaskiisa
4. Osman Ali (malow) iyo xaaskiisa
5. Abdikarim Ali Jama iyo...
Monday, August 29, 2016
-
Maamulka Wakaalada Biyaha Burco Oo Kufashilmay Adeega Biyaha Ee Bulshada Burco
Maamulka wakaalada biyaha burco ayaa kukuuldaraystay in ay hormuriyaan adeega biyaha ee gobolka togdheer gaar ahaan magaalada burco waxaanay kufashilmeen guud ahaan masuuliyadii ay uhayeen bulshada xafadaha magaalada burco qaarkoo...
Monday, August 29, 2016
-
Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay codsanaysaa in la sii daayo Siciid Maxamuud
War-saxaafaeed
Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay codsanaysaa in la sii daayo Siciid Maxamuud Gahayr
Waxa 20kii August 2016 lagu xidhay magaalada Hargeysa Siciid Maxamuud Gahayr oo ah nin qoraa ah. Siciid xadhigiisa waxa lala xidh...
Monday, August 29, 2016
-
Agaasimihii Guud Ee Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Marxuum Maxamed Faarax Xirsi Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Inaalilaah Wa Inaa Ilayhi Raajucuun.Alle ha unaxariiste waxa maanta duhurkii ku geeriyooday Hargeysa Agaasimihii Guud ee Wasaarada shaqada iyo arimaha Bulshada Marxuum Maxamed Faarax Xirsi,
Marxuumk...
Monday, August 29, 2016
« Previous Page — Next Page »