|
Articles
-
Maxaad kala Socotaa Xogta Ku Dahsoon Barnaamijka BEDEL BEDEL Ee Itoobiyaanku Dalkeena Ka Dhex Wado?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sida lawada ogsoon yahay waayadan dambe waxaa dhulka soomaalidu degto lasoo dersay arin layaab leh taasoo dhalisay jahwareer iyo wax iswaydiin badan.
Waxaa dalka deriska aynu nahay ee Ethiopia inaka...
Saturday, August 6, 2016
-
Taariikhda SNM iyo Qoraal kooban oo ibraahin maygaag samater ku dhigey taariikhda
Ummad waliba waxay leedahay taariikh soo jireen ah oo had iyo jeer haga mustaqbalka bulshada kana duwa gefaf badan oo dhici lahaa. Hadaba in loo hagar baxaa qorista iyo diiwaan gelinta hawshani waa xil qaran .Bahda mareegta farsha...
Friday, August 5, 2016
-
Daawo, Walee Reer Aan Ogahay Ma Guuro Hal Maqaaxi Malaha” Faysal Oo Afka Furtay + Waa’ayo Reerkan Uu Sheegaya Muuqaal Xaasaasi Ah
"Walee Reer Aan Ogahay Ma Guuro Hal Maqaaxi Malaha" Faysal Oo Afka Furtay + Waa'ayo Reerkan Uu Sheegaya Muuqaal Xaasaasi Ah (Video)...
Friday, August 5, 2016
-
War Deg Deg Ah:- Khasaaraha Dhimashada Iyo Dhaawaca Ka Dhashay Dagaal Ka Socda Deegaanka Dararweyne + Akhri Cida Uu U Dhexeeyo Iyo Xaalada Iminka
War Deg Deg Ah:- Khasaaraha Dhimashada Iyo Dhaawaca Ka Dhashay Dagaal Ka Socda Deegaanka Dararweyne + Akhri Cida Uu U Dhexeeyo Iyo Xaalada Iminka
Wararka Soo Gaadhaya shabakada Berberatoday.com ayaa sheegaya in dagaal xoogan ka s...
Friday, August 5, 2016
-
Dhakhaatiirka Ciidanka Milateriga Somaliland oo Guul iyo Sumcad Ka Soo Hooyey Jaamacadda Milateriga ee Dalka Itoobiya.
Ciimadan dhakhaatiirta ah oo iskugu jira dhakhaatiir ka qalin jabisay shahaadadda koowaad iyo shahaadadda labaad oo mudo wax ka baranayey jaamacadda milateriga ee dalka itoobiya ,ayaa waxay guulo waaweyn iyo sumcad bad...
Friday, August 5, 2016
-
SHIRKA BAXARASAAFKA IYO SAAMIQAYBSIGA KORDHINTA XUKUMADA AYAA KU XIDHAN !!!???.QALINKII MAWLIID AXMED JIBRIIL
SHIRKA beesha saaxil muxuu kaga duwan yahay hada Shirarka ka socda bariga burco?. Waxa uu kaga gadisan yahay kuwa bariga burco haday xukumadu ogalaato iyo haday diido midna kuma heli karto waxay Rabto, laakiin sobobta loo fasaxay ...
Thursday, August 4, 2016
-
Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi (Usaama,Wasiir aan la Mahadin) Qalinkii :Samiir Baryahan
Usaama,Wasiir aan la Mahadin!!!!! Qalinkii :Samiir Baryahan danbe waxaa jira Walaac iyo Cabsi xoogan taasi oo meesha ka saaraysa axdi beeleedkii 1991kii ee Somaliland u bedelatay axdi qarameedka. Sanadihii u damb...
Thursday, August 4, 2016
-
Daawo Muuqalka”Dagaalkii Wasiir Shuceyb Ka Dhex Shidey Reer Gabiley Iyo Madaxtooyada Oo Istaadhmay+Odayaal Iyo Waxgarad Ka Hadlay Saamiga Gabiley
WAXA IIGA SOO BAXAY S/LAND: Runtii waxa jira 4 kooxood oo ku wada nool S/land, laakiin aan kooxna kooxda kale warba u haynin ama aan wax xiidh ahba la lahayn.
(1) Koox xukuumadda ku jirta oo maalintii 7 goor qadeeya, tan iy...
Wednesday, August 3, 2016
-
Gardarooy Godkaagii Malaguugu soo galay, Faysaloow Xafiiskii Malagugu soo galay… Faysaloow Shanta ama shabbaash?. W/Q Hodan Maxamuud Cabdi.
Intaa Faysal Ucid saaranyee Dhiriq ku saydhaayo, reer Ucidoow waa Su"aal idiin taalle sidaad ka yeeshan. Sida ku cad Qaraarkii Guddida Diiwaangelinta Ururadda Siyaasadda somaliland kasoo saartay khilaafka labada garab so...
Wednesday, August 3, 2016
-
Munaasibad aroos oo ka dhacday Magaalada Hargaysa, looguna barigaayay Xamse Xirsi Cali Xaji Xasan iyo Marwadiisa Caasha Ismaciil Nuur Ducaale, ayaa ahayd mid kulmisay Wajiyaal muddo dheer aan indho iska qaadin.
Munaasibad aroos oo ka dhacday Magaalada Hargaysa, looguna barigaayay Xamse Xirsi Cali Xaji Xasan iyo Marwadiisa Caasha Ismaciil Nuur Ducaale, ayaa ahayd mid kulmisay Wajiyaal muddo dheer aan indho iska qaadin.
&n...
Wednesday, August 3, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|