Saddexdda Maan Laawe Xadhiga La Soo Guday W/Q Boqor Badmadaw
Saddexdda maan laawe waxaay kala yihiin shirkadda Telesom oo ixtiraami weeyday wixii ninka walaal koodda uu kaga guuleestay (Somcable) shan sano ka hor risiq xaasid-nimo weeyi inaad u ogolaan waxaad naftaadda la jeceshahay...
Cumar Seerbiya Oo Wax Ka Qoray Saxafi Anderson Cooper Oo Hargeysa Yimi
Anderson Cooper oo ah saxafi ka shaqeeya Telefishanka CNN ee dalka maraykanka ayaa Hargeysa yimi masuuliyiin wasiirka warfaafinta Somaliland ka mid yahay ayaa soo dhaweeyey waxaana safarkiisa lagu sheegay inuu samaynayo barnaamij ...