|
Articles
-
“Berberaay Miiskiin Koriyaay, Wallee Berbera Laga Maqnaan Waa!!-Prof. Maxamed Siciid Gees
Dharaaro Xusuustood
Dharaarahan Sheekadu…, Berberaay miiskiin koriyaay, wallee Berbera laga maqnaan waa!!
Prof. Maxamed Siciid Gees – Qeybtii 46aad
Sannadihii lixdamaadkii ee ay dawladihii rayidka ahaa ay ka talinaysa...
Thursday, April 28, 2016
-
Daawo:Sababaha Rasmiga ah ee Dhalinyarada Somaliyeed tahriibka ku kelifay
Daawo:Sababaha Rasmiga ah ee Dhalinyarada Somaliyeed tahriibka ku kelifay
...
Wednesday, April 27, 2016
-
Daawo, Abwaan ismaciil maxamed cali oo maanso Tahriibta ka tiriyey…. maansadan oo la magac baxdey Laambaduza …
Daawo, Abwaan ismaciil maxamed cali oo maanso Tahriibta ka tiriyey.... maansada Laambaduza............................
ABwaanka ayaa ku nool finland gaar ahaan caasimada Helsinki ...
https://you...
Wednesday, April 27, 2016
-
Ma Ogtahay In Madaxwaynayaashii Somaliya Soo Marey Mid Ka Mid ahi uu haybta uu kasoo jeedo Si gooniya u takooray isagoo saaray cadaadis balaadhan Oo Dhinac Walba Leh iLaa Uu Xataa Markii Uu Xilka Ka Tagay Dagaal Toos Ah La Galay. Suldaan Cabdikariin Guuleed dulmi-diid
Ma Ogtahay in madaxwaynayaashii SOMALIYA soo marey mid ka mid ahi uu haybta uu kasoo jeedo Si gooniya u takooray isagoo saaray cadaadis balaadhan oo dhinac walba leh ilaa uu xataa markii uu xilka ka tagay dagaal toos ah la galay.....
Wednesday, April 27, 2016
-
Sheeko na dhex martay Aniga iyo Hooyo raadinaysa Caruurteedda Aabahood W/Q Barkhad-ladiif Mohamed Omar
Waa Hooyo ilma yarna xambaarsan mid kalena daadihinaysa, waxay igaga soo hor baxday badhtamaha magaaladda Hargeysa, waxay I waydiisay saldhiga dhexe halka uu yaalla, iyadoo duruufta ku gadaaman iyo waayaha nololeed ee guud kee...
Tuesday, April 26, 2016
-
Sahra-yartii Miyiga : Waxa Qoray Cumar Seerbiya
Gaaruf oo ahaa ninkii ugu reer magaalsanaa deegaan Miyi ah oo aan yaraantaydii ku barbaaray, waxa uu ahaa Kaari baabuurta Hargeysa iyo deegaanka u kala raaca.
maqribkii markaan xoolaha soo xarayno aniga iyo dhallinyaro wiilal g...
Tuesday, April 26, 2016
-
Daawo-Muuqaal”Wariye Axmed Siciid Cige Oo Si Faah-Faahsan Uga Waramay Marxaladihii Jamaacada Camuud Iyo Waayihii Nolaleed Wakhtigii Ay Wax Ka Baran Jireen
Borma(Berberatoday.net)-Daawo-Muuqaal:- Wariye Axmed Siciid Cige Oo Si Faah-Faahsan Uga Waramay Marxaladihii Jamaacada Camuud Iyo Waayahi Nolaleed Wakhtigii Ay Wax Ka Baran Jireen
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka...
Tuesday, April 26, 2016
-
Sheekh Mohamed Shakul Oo Kawaramay Wiil Uu Dhalay Oo Dalka Canada Ugu Geeriyooday Shil Baabuur
Asc. Waxaan maanta soo aasnay wiilkayga Mukhtar Maxamed Shakuul, oo sabtidii shil gaari ku dhintay, geeridu waa xaq wayse kala xanuun badan tahay, si gaar ah ayey noo taabatay, laakiin sidii uu Rasuulki SCW...
Tuesday, April 26, 2016
-
“Xaajiga Waxaa Lagu Yaqaan Boqol Xisaaboode.Xoor Xoor Markuu Cali Dhalaa Mudan Xusuus Weyne.Dadka Tuban Xafiiskiyo Kuwaa Xaafadaba Dhooban.Xiligaad Jaleecdaba Naflahan Sugaya Xoogiisu”Gabayga Xijaab Abwaan Xiis Maxamed Cilmi(Shanfool)
Berbera(Berberatoday.com)-Abwaanku wuxuu xusayaa sifaha togan ee uu leeyahay maareeyaha dekeda berbera cali xaaji cumar maxamed (cali xoor xoor) Abwaanka oo aan su.aal waydiiyay anigoo ah wariye maxamed c/lahi soo fadhiiste. A...
Monday, April 25, 2016
-
Daawo Sawirada Dhalinyaradii Xalay Ka Qeyb Galay Cashadii Muuse Biixi Loogu Ololaynaayay Ee Hutel Xayaal Berbera
Berbera(Berberatoday.com)-Halkan ka Daawo Sawiradii habeenkii xalay laga qaaday kooxdii Muuse Biixi U ololaynaysay ee cashada tashkiilinta ah dhalinyarada ugu samaysay hutela alxayaat Berbera iyo kulankii oo fashilmay natiijo la,a...
Monday, April 25, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|