|
Articles
-
“Balan Baan Idiinku Qaadayaa Inaan Dhawro Sharafta Iyo Karaamada Dawladnimadeena, Dhici Mayso Anigoo Nool Oo Idinka Masuula Inuu Idiin Soo Dhuunto Mid Tuug Ah Xoolihiina Ku Tagrifalayaa Oo Boob Udiyaara”Marxuum Maxamed X. Ibraahim Cigaal
Madaxwayne cigaal oo mar ka hadlayay 18 May 1997,kii ayaa waxa hadaladiisii ka mid ahaaa.
"Balan baan idiinku Qaadayaa inaan dhawro sharafta iyo karaamada dawladnimadeena, Dhici mayso anigoo nool oo idinka masuula inuu idii...
Saturday, April 23, 2016
-
Jiir Cali Madoobe Waa Kuma..? Qaybta 1aad”“Isagaa Is Gunaanaday Intuu Qool Isgaliyay”
“Isagaa Is Gunaanaday Intuu Qool Isgaliyay”
Ninka isa siiyay jagadii Gudoomiye Ku Xigeenka Saddexaad ee Ucid. waa ninka xil aan loo dooran oo aanu u qalmin oo waliba sifo sharcidaro ah loogu magacaabay xil aanu lahayn e...
Saturday, April 23, 2016
-
“Xaajiga Waxaa Lagu Yaqaan Boqol Xisaaboode.Xoor Xoor Markuu Cali Dhalaa Mudan Xusuus Weyne.Dadka Tuban Xafiiskiyo Kuwaa Xaafadaba Dhooban.Xiligaad Jaleecdaba Naflahan Sugaya Xoogiisu”Gabayga Xijaab Abwaan Xiis Maxamed Cilmi(Shanfool)
Berbera(Berberatoday.com)-Abwaanku wuxuu xusayaa sifaha togan ee uu leeyahay maareeyaha dekeda berbera cali xaaji cumar maxamed (cali xoor xoor) Abwaanka oo aan su.aal waydiiyay anigoo ah wariye maxamed c/lahi soo fadhiiste. Abwaa...
Saturday, April 23, 2016
-
Socdaalkii Xeebta, Safarkaygii Khaldanaa iyo Maansadii Ka Dhalatay…! Abwaan Jaamac Riyo
Socdaalkii Xeebta, Safarkaygii Khaldanaa iyo Maansadii Ka Dhalatay…! Abwaan Jaamac Riyo Abwaanka Wayn ee Jaamac Riyo ayaa maanso cusub ku cabiray safar uu dhowaan ku tagay Xeeb,uguna magac daray,Socdaalkii Xeebta iyo Safarkii Qa...
Friday, April 22, 2016
-
“Tahliil dhalinteena.Tahriibka dadkayga.Tubtaa Lagu Leeday.Waxaa Bakhti Tuulan.Tabaaliyo Diifta.Barbaarta Tasowday.Abwaan Xiis maxamed Cilmi(Shanfool)
Tahliil dhalinteena.
Tahriibka dadkayga.
Tubtaa lagu leeday.
waxaa bakhti tuulan.
Tabaaliyo diifta.
Barbaarta tasowday.
Hadaad taladaada.
Markay tegayaana.
Tabaabulshe siiso.
Hadhowtana tiigta.
Kuwaad ku tabcaysay.
...
Thursday, April 21, 2016
-
Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Tilmaan Ka Bixiyay Shaqsiyada Cali Guray Muxuu Ku Tilmaamay Tolow?
"Ninka Cali Gurey La yidhaa Muxuu Sifo Ah Oo Uu Leeyahay"
Cali Maxamed Yussuf (Cali Gurey) waa siyaasi ruug cadaaya. Waa shakhsi diin iyo iimaan leh. Waa qof damiir iyo dadnimo leh. Waa qof aan la iibsan karin damiirkiisa d...
Thursday, April 21, 2016
-
“Waxaan ahay geesi Reer Samatar ah oo Naftu aanay la weynayn sidaada, waxan ahay nin qori caaradii ku dhacsada waxa uu doono ee ma baryootamo sidaada, waxan ahay ninkii ku baday magaca alaybaday”Muuse Biixi Oo Cabdicasiis Samaale Uhanjabaya
Balan waxan ku qaaday inaan Muuse Biixi Madaxweyne Noqon kamana noqonayo:,: Sidaa waxaa yidhi Abdiaziz Maxamed Samaale oo Warbaahintu wax ka weydiisay inuu la heshiyey Muuse Biixi.
Muuse Biixi xisbiga wuu iigu...
Thursday, April 21, 2016
-
FARIIN – SOO QABASHADA MUKHALASIINTAN, DHALINTA SOMALIDA BADDA KU GURAY, KA QAYB QAADO SIDII SHARCI LOO KEENI LAHAA
Ka qayb qaado in kooxdan la soo taago sharciga, waa qaar ka mid ah kooxaha mukhalasiinta ah siiba kuwii doontii 17 April 2016 degtay ka danbeeyay, waxay masuul ka yihiin kumayaal dhalinyaro ah oo dhintay. Kooxdani waxay ku sugan y...
Thursday, April 21, 2016
-
Daawo Muuqalka”Nin Mucjiso Ah Oo Quraaradaha Iyo Masaabiirta Cuna Oo Gaadiidka Xamuulka Ka Qaadana Ilkihiisa Ku Jiidaya
Daawo Muuqalka"Nin Mucjiso Ah Oo Quraaradaha Iyo Masaabiirta Cuna Oo Gaadiidka Xamuulka Ka Qaadana Ilkihiisa Ku Jiidaya
https://www.youtube.com/watch?v=o5EQt_aQWHw
Berberatoday.com...
Thursday, April 21, 2016
-
Madaxda Gobolka Saaxil Ma Kulmiyaa Miise Waa Xisbiga Wadani?Qalinkii Cabdi Jaamac Aadan(Cabdi Buur)
Madaxda gobolka saaxil ma kulmiyaa mise waa wadani
Aniga iyò in badan oo ila fikir ihi waxaanu aaminsanahay madaxda gobolku inay u shaqeeyan Xisbiga wadani dad badan oo ah dadkii Kulmiye lasoo halgamay ayaa m...
Wednesday, April 20, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|