-
Saleebaan Mohamud Adan Cabaade iyo Cali Galaydh Wax Uu wato Waa Iska Celinayna !!!
Saleebaan Mohamud Adan Cabaade iyo Cali Galaydh Wax Uu wato Waa Iska Celinayna !!!
Ninbaa laga haya walalo Hooyadeen indho la,aan ma ku ogeyd .
Ninkii kale ayaa ku jawaabay haa waa ku ogaa .
Walaalo Dad cun niman waa ku...
Friday, January 29, 2016
-
Sifeyaasha kala duwan ee Ardeyda Somaliland loo caawin doono si ay wax uga bartaan Jaamacadaha kala duwan ee Dalka Federaalka Ruushka maadaama ay hada furantay is qoristii sandka cusub ee 2016.
Admission are open for academic year 2016-2017.
A) Marka hore, Waxaanu immigration ka Ruushka uga codsanaynaa Ardey kasta warqad cadeynaysa in uu helo ogolaansho buuxda oo waxbarasho in uu ka helo Dawlada Ruushka inta ...
Friday, January 29, 2016
-
AKHRI:- Nuxurka War-murtiyeedka laga soo saaray Shirkii Muqdisho ee Natiijadiisa ay Puntland ku gacan sayrtay.
Shirkii hogaamiyeyaasha Soomaalida iyo beesha Caalamka ee tan iyo 24-kii bishaan Janaayo si toos ah iyo si gaar gaar ahba uga socday magaalada Muqdisho ayaa ugu dambayntii ku soo dhammaaday natiijo ka mid ah noocyadii horay la isk...
Thursday, January 28, 2016
-
Daawo, Sawirka maanta iyo foolxumada madaxweyne Xasan sheekh
Daawo, Sawirka maanta iyo foolxumada madaxweyne Xasan sheekh
...
Thursday, January 28, 2016
-
Haweeney Fulisay Codsi Uu Seygeedu Kula Dardaarmay Oo Ahaa In Marka Uu Dhinto Meydkiisa Iyo Lacagtiisa La Wada Aaso
Ninkan ayaa noloshiisa shaqo uun ku jiray, lacagta uu shaqaystana meel ku ururin jiray. Waxaana uu ahaa bakhayl bakhayl dhaafay, oo lacagta si xad ka bax ah u jecel. Ninkan ayaa lacag jacaylku gaadhsiisay, heer uu Xaaskiisa kula d...
Thursday, January 28, 2016
-
Calaamado ku Tusaya in Jidka aad Nooloshaada U Maraysaa uu yahay kii Guusha ku Gaadhsiin laaha
Waxaa run ah in qof kasta oo dunidan ku nooli uu jecel yahay in uu guul ka gaadho noloshiisa, habeen iyo dharaarna uu ku riyoodo sida ugu fiican ee uu guushaas u soo hoyn karo. In kasta oo sida guusha loo yaqaanno ama nooca guusha...
Thursday, January 28, 2016
-
Ruug Cadaa Saxafi Cabdi Xaaji Goobdoon Maxaa Tariikhdiisa ka Taqaan Allaha u Naxariistee ”” Yuusuf Garaad””’
Muqdisho(Berberatoday.com)-Cabdi Xaaji Gobdon oo xalay ku geeriyooday Muqdisho, Allaha u naxariistee wuxuu ahaa Macallin sannadihii kontomaadkii inta aanuu ku biirin Radio Muqdisho billowgii lixdanaadkii.
Cabdi Xaaji Gobdon wux...
Tuesday, January 26, 2016
-
27january1982: Dilkii Korneyl Cabdillahi Xaji Saciid Cabdi”Bilowgii Halganka 34 Sano Ka Hor
Dilkii Korneyl Cabdillahi Xaaji Saciid Cabdi Bilowgii halganka 34 sano ka hor
--------------------------------------------------------------------------------------------------
Maalin Arbaca ahayd manta oo kale 27kii Bishii Jen...
Tuesday, January 26, 2016
-
Xuseen Xoog Oo Madaxweyne Siilanyo Utilmaamay Sida Musuqmaasuqa Loo Xakameeyo Oo Cilmi Kudhisan
Madaxweyne: “Aan dunida ku tababarno sida fudud ee looga guulaysto musuqa.”
Qalinka:Dr. Xuseen Muxumed Maxamed (Xuseen-xoog)
Soomaalida badankeedu marka dhinac laga eego xaaraan culus uma taqaan boobka hanti la wada leeyahay...
Monday, January 25, 2016
-
Geeridii Maxamed Rashiid Waa Taariikh Ku Astaysan Goblankii Saxaafada SOMALILAND,
25-Demeber.2014 Waxan kamid ahaa kuwii dumiyay Masiirka saxaafadda Qayb baan ka ahaa Shirkii Lagu boqray Hogaanka SOLJA haysta weliba Xubnihii Taashka saaray baan safka hore kaga jiray Dareen ahaan xiligaas maan qabin in saxaafadd...
Monday, January 25, 2016
« Previous Page — Next Page »