-
Somaliland…..Dal Dawladii Dalka Ka Talinaysay Dadkiisii Iyo Degaankii-ba Qaybisay Iskana Horkeentay…. Berber-na Abaalkeedu Muu ahayn In Goof Ama Xorfad Lagu Sheegaayo Deked Laga Ag Bineeyo.
Waxa aan canbaaraynayaa dhacda kasta oo lagu jaangooyo xabad iyo iska horimaad hubaysan, ma aha in dad shacab ahi hub qaataan oo ay is-weeraraan. Dhacdadan ceelgerde waxa masuuliyadeeda leh xukuumada dalkan loo igmaday oo u muuqat...
Thursday, February 18, 2016
-
Kooxo Xidhiidh La Leh Argagaxisada Oo Ku Hawlan Dhismaha Dekada Ceel-gardi oo Khatar ku Ah Amniga Somaliland Iyo Buur-madow Oo Difaacey
Berbera(Berberatoday.com)-kooxo Ganacsato ah oo xidhiidh la leh Kooxaha Mayalka adag,ee ka dagaalama Dalkaasi ay Dagaaladu nafeyeen ee yemen, ayaa Mudooyinkii udambeeyey ku hawlanaa Dhismaha Dekadda Sharci-daro ah oo laga Bineynay...
Thursday, February 18, 2016
-
Tufaaxii Aan Tirsaday: Waxa Qoray Cumar Seerbiya
Galab ayey qoraxdu iigu dhacday magaalada Boorama ma rabo in u hooydo magaalada oo ujeedkayguna muu ahayn markii horeba , waxaan ahay nin safar ah oo waxaanan sitaa alaabo qofkii I arkaaba garan karo in aan safar ahay xataa isaga ...
Sunday, January 31, 2016
-
Maadooyinka ay Xaraashayaan Jaamacadaha Ruushku ee u furan in ay is qoraan Ardeyda reer Somaliland sanadkan cusub 2016-2017
AVIATION/ ENGINEERING/ COMPUTER /IT/ ECONOMICS FIELDS
Accommodation/Hostel Fee per year
Courses/Fields of Study
Fee per year for 2 semesters
Degree
AVIATION /AEROSPACE:
Aerospace Engineering/
Aeron...
Saturday, January 30, 2016
-
9 DECEMBER 1961 INQILAABKII IYO SARKAALKII kU SHAHIIDEY. Qalinkii:Mahad Ali-Salaan.
9 DECEMBER 1961 INQILAABKII IYO SARKAALKII kU SHAHIIDEY.
Qalinkii:Mahad Ali-Salaan.
Ummaddu waa iney tariikhdeeda si cad u ogaata oo wax ku qaataan,9 Desember 1961 waxaa Hargeisa ka dhacay inqilaab dib loogu soo celinayey xo...
Saturday, January 30, 2016
-
Ma xurmo qaado oo xisbiga dhis xiligaagii ku seegye! Mise xuurto ku hayso oo ku sii xafiiltan kuna xabkayso xarago kaa dhimatee. qalinka A/ fidhinle .UK
Waxaa nasiib daro ah in maanta Somaliland oo rubuc qarni jirtay in Xisbiyadii qaranku noqdaan " Meherado cid gaar ah u xidhan "waxay aheyd in xisbiyadu noqdaan qaar ka turjumaya xaqiiqda dhabta ah ee Dimuqraadiyada curdinta ah ...
Saturday, January 30, 2016
-
Magacyada Ay Soomaalidu U Taqaanno 12-Ka Bilood Ee Sannadka Iyo 7-Da Maalmood Ee Toddobaadka
Akhri Qormo Xiiso Leh Oo Ku Saabsan Xeerrarka Iyo Dabarrada Af-Ku-Hadalka Soomaaliga
– W/Q. Xasan Maxamuud “Xasan Burco”
Waxaan door biday inaan ka qaybgalo golahaa miiggan ee caqiibada leh Weedhsan . In kasta oo...
Saturday, January 30, 2016
-
Bulshada Somaliland oo u Haraadan Hoggaaminta Musharrax Jamaal Cali Xuseen iyo Guulaha aqoonsi ee uu Gaadhsiin karo Qaranka…
Bulshada reer Somaliland waxa ay ku tashatay inay hoggaaminta mustaqbalka taladeeda u dhibtaan aqoonyahan ka caafimaad qaba cudurada intaa badan naafeeyey madaxdii intaa soo martay, kaasoo leh araagtii caafimaad qabta oo...
Friday, January 29, 2016
-
Xaglo toosiye ma Wasiirbaa? Faallo
Kalsooni, karti iyo Kasbasho Ma ku gaadhi karaa yookiisa fog? W/Q: Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale)
Wali wuxuu ku mashquulsanyahay howl-gal uu ku dhayayo dhaawacyadii ka dhashay dhagirihii colaaddeed ee ka dhacay Deegaanka KA...
Friday, January 29, 2016
-
KALMADA SIYAASI HALKAY KA TIMI
KALMADA SIYAASI HALKAY KA TIMI
______________________________
.
Ugu Horayn Mawlaha ina Uumay ayaa Mahad iska leh Marka Labaad Nabi maxamed CSW Alle Dariiqiisii Ha ina Mariyo.
.
Intaa Ka dib in badan waxaad Maqashaa ama dheg...
Friday, January 29, 2016
« Previous Page — Next Page »