Aaskii Aan Tegay Iyo Dhaqanka Madaxdii Joogtay
Hargeysa:-Goobtu waa xabaalaha Naaso-hablood ee dhinaca waqooyi ee magaalada Hargeysa, sababta la iskugu yimina waa duugista Hooyo reer Hargeysa oo geerideeda marka ehelkeeda laga tago si weyn looga dareemay gudaha aqalka dawladda...
KALMADA SIYAASI HALKAY KA TIMI
Ugu Horayn Mawlaha ina Uumay ayaa Mahad iska leh Marka Labaad Nabi maxamed CSW Alle Dariiqiisii Ha ina Mariyo.
.
Intaa Ka dib in badan waxaad Maqashaa ama dhegeheena Kusoo dhacda kalmada "SIYAASI" ama "SIYAASAD" Hadaba Macneheed...