|
Articles
-
“Ummaddu Guud Ahaan Way Diiddan Tahay Ribada, Laakiin, Dadbaa Xaaraanta Ubaroorranaya, Waxaan Leeyahay….”Sheekh Maxamed Cumar Dirir
“Haddaad Ummadda u Naxariisto, waa sababaha uu ILLAAHAY Arsaaqadda ku bixiyo..” Sheekh Maxamed Cumar Dirir
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa shaaca ka qaaday in bulshadu iska ilaali...
Sunday, January 24, 2016
-
“Waxaan ahay Hooyo Wiilkeedii Madiga Ahaa La Dilay Oo Goblantey Ee Arrinkayga Hoos U Eega…”
Hooyo Wiilkeedii ku baxay Gacanta Booliska oo Caddaalad dalbaneysa
Aniga oo ah Khadra Daahir C/laahi, ahna Hooyada la dilay Wiilkeeda DAAHIR C/LAAHI JAAMAC. Aniga oo ah Muwaadinad reer Somaliland ah, anigoo ah Hooyada...
Sunday, January 24, 2016
-
“Dhibta la wadagaaye,dheefta reernimo mid kood ku helo,wadaag maha’e waa ku kaligood!!! Sheeko Xiiso Badan W/Q Maxamed Salebaan
Nin asxaabta ka tirsan baydun maalin isla soo hadal qaadeen siyaasadda dalka ka hadalkeeda. Waydun ku kala aragti fogeydeen markii aydun soo gaadheen saddexda musharax.
“Musharax afraad oo madaxbanaan baa dalku u baahan yahay...
Sunday, January 24, 2016
-
Daawo Muuqalka”Maareyaha Dekeda Berbera Oo Shaqaalaha Dekeda Ugu Busheerayay Mushahar Kordhin Boqolkooba Konton Ah Iyo Qalab Cusub Oo Dekeda Loo Keeni Doono Dhawaan
Berbera(Berberatoday.com)-Mareeyaha Guud Ee Dekedaha S/land Ahna Mareeyaha Dekeda Berbera Eng Cali Cumar Max’ed Ayaa Shir Jaraa’id oo Ku Qabtay Barxada Dekeda Berbera Shaqaalaha Dekeda Ugu Bushareeyay In Loo Kordhin Doono Mu...
Sunday, January 24, 2016
« Previous Page
|
|