|
Articles
-
“Ujeedada dhabta ah ee dagaalka laascaanood waa soo- celinta Midmadii soomaaliya, laakiin wuxuu ku bilaabmay maamul xumo gudaha somaliland ka jirta”Waxa Qoray Muse Raabbi
Ujeedada dhabta ah ee dagaalka laascaanood waa soo- celinta Midmadii soomaaliya, laakiin wuxuu ku bilaabmay maamul xumo gudaha somaliland ka jirta . Hadda waxaa reer somaliland la gudboon sidii badbaadada somaliland lo...
Thursday, March 2, 2023
-
Taliska Ciidanka Qaranka oo War Kasoo Saaray Dalkii Shalay Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Khasaarihii Ay Gaadhsiiyeen Malayshiyaadka Huwanta Ah Iyo Maamulka Putland oo Garab Siinaya”Daawo Muuqaal
Laascaanod(Berberatoday.com)-Taliska Ciidanka Qaranka oo War Kasoo Saaray Dalkii Shalay Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Khasaarihii Ay Gaadhsiiyeen Malayshiyaadka Huwanta Ah Iyo Maamulka Putland oo Garab Siinaya"Daawo Muuqaal
h...
Wednesday, March 1, 2023
-
Wasaarada Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guriyaynta Somaliland oo Go,aan Culus Kasoo Saartay Dhulka 200MT Ujira Bada”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Wasaarada Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guriyaynta Somaliland oo Go,aan Culus Kasoo Saartay Dhulka 200MT Ujira bada oo intiisa badan ay leeyihiin ganacsatada waaweyn ee dalka iyo Madax badan oo kamida kuwii kat...
Wednesday, March 1, 2023
-
Hawlgalo Ay Sameeyeen Ciidanka Booliska Caasimada Hargaysa Iyo Waxyaabaha Ay Kusoo Qab Qabteen!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka boolliska Somaliland ee saldhiga daloodho ee caasimada hargaysa ayaa hawlgalo abni oo ay sameeyeen kusoo qab qabtay mukhaadaraad tiro badan iyo dadkii ka ganacsanayay.
...
Wednesday, March 1, 2023
-
Ramaax Cali Hayste Oo Sheegay In Gudoomiye Cabdirisaaq Khaliif Kamid Ahaa Khawaariijtii Boosaso Ka Dagaalami Jirtay Kooxo Xagjirana uu Ku Xidhanyahay”Daawo Muuqaal
"Cabdirisaaq Khaliif Horeen Uga Digay Inuu Khawaariijta Huruda uu Kamid Yahay uu Kamid Ahaa Kooxihii Xagjirka Ahaa ee Ka dagaalami Jiray Boosaaso,Maalintii La Dooranaayay Waxan Ka Digaayay In Cabdirisaaq Khaliif Iyo Kuwa Lamida In...
Sunday, February 26, 2023
-
Sirta Weerarka Ka Dhanka Ah Taliye Mahad Cambaashe.Waxa Qoray Cabdi Yaasiin Yool
Waxa Qoray Cabdi Yaasiin Yool
Last update:- Sirta weerarka ka dhanka ah Taliye Mahad Cambaashe.
Gaashanle sare Mahad Cambaashe Cilmi.ciidanka Mallatariga Somaliland wuxuu ku soo biiray sanadkii 2004 xilligaa oo...
Saturday, February 25, 2023
-
Taliye Sare Mahad Cambaashe oo Fariin Culus oo Hanjabaada Udiray Garaadada Iyo Kooxaha Abaabulan ee Nabad Galiyo Darada Laascaanod Qeybta Ka Ah
"Waxan Jaamac Siyaad iyo Dhulbahanteba ogaysiinayaa intii aan ka warqabin in argagixiasada Laascaanood ku soo duushey ee magaca Dhulbahante ku dhuumanayaa ay maleegayaan weerar la igu soo qaado. Reer Sool ama dhulbahante...
Friday, February 24, 2023
-
Maayar Mooge oo Hargeysa Ku Xidhay Xaafad Go,doon Ahayd oo La dalaa Dhacaysay Tuug Dad Booba,Dhurwaa Dad Qaada Iyo Doox Nafa Badan Daadkiisu Galaaftay”Daawo Muuqaal
Maayar Mooge oo Hargeysa Ku Xidhay Xaafad Go,doon Ahayd oo La dalaa Dhacaysay Tuug Dad Booba,Dhurwaa Dad Qaada Iyo Doox Nafa Badan Daadkiisu Galaaftay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/O0RwWLZQzP4
...
Friday, February 24, 2023
-
Waa Maxay Carqaladaha Cusub ee Dib Udhigaysaa Dib Udhiska Warshadii Sibidhka ee Berbera”Faalo
Waa Maxay Carqaladaha cusub ee dib udhigaysaa samaynta Warshadii Sibidhka ee Berbera,
Marxalado kala duwan ayay soo martay sidii loo dhisi lahaa Warshada sibidhka Berbera loogana fa,iidaysan lahaa khayraadka Buurhaha Cokan ...
Thursday, February 23, 2023
-
Ciidamada Dawlada Federaalka Itoobiya oo Jigjiga Ku Qabtay Hub Iyo Rasaas Laascaanod Lagu Soo Waday.
Jigjiga(Berberatoday.com)-Ciidamada Dawlada Federaalka Itoobiya oo Jigjiga Ku Qabtay Hub Iyo Rasaas Laascaanod Lagu Soo Waday.
Hubka Iyo Rasaasta Ayaa la Sheegay In Magaalada Jigjiga Gudeheeda Laga Abaabulay Lana Doonaayay ...
Tuesday, February 21, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|