-
Liverpool Oo Ciyartii Furitaanka Horyaalka Ingiriiska Guul Weyn Ka Gaadhay.
Liverpool(Berberatoday.com)-Kooxda Liverpool ayaa qeybtii hore ee ciyaarta waxa ay dhalisay afar gool oo ay ku af bilowdeen xilli ciyaareedka cusub ee Horyaalka Ingiriiska.
Ciyaartan ayaa aheyd mid ay kooxda Liverpool ku soo ba...
Saturday, August 10, 2019
-
Lionel Messin Oo Muddo 3-Bilood Ah Laga Ganaaxay Kubadda Cagta Ee Caalamiga Ah
Kabtanka kooxda qaranka Argentina ee Lionel Messi ayaa muudo 3 bilood
ah laga mamanucay cayaaraha kubadda cagta ee caalamiga ah, ka dib markii Koobka Qaramada Ameerica uu ku tilmaay mid musuqmaasuq daashada
Weeraryahankan Barcel...
Saturday, August 3, 2019
-
Daawo Muuqalka”Dalka Aljeria Oo Ku Guulystay Koobka Qaramada Afrika 2019ka
Cairo(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Dalka Aljeria Oo Ku Guulystay Koobka Qaramada Afrika 2019ka
https://youtu.be/DqRejojcZQM?t=321
Berberatoday.com...
Saturday, July 20, 2019
-
Xulalka Senegal Iyo Algeria Oo Iskugu Soo Hadhay Final-ka Koobka Afrika, Nigeria Iyo Tunizia Oo Laga Takhalusay
Cairo(Berberatoday.com)-Xulka Algeria ayaa buukintay booskooda finalka Koobka Qaramada Afrika ka dib markii ay 2-1 ku garaaceen xulka Nigeria kulankii semi-finalka iyadoo Riyad Mahrez uu dhaliyay goolka guusha waqtigii dhimashada ...
Monday, July 15, 2019
-
Xulka Portugal Oo Ku Guuleystay Koobka UEFA Nations League Kaddib Markii Ay Ka Adkaadeen Netherlands
Athens(Berberatoday.com)-Xulka qaranka Portugal ayaa ku guuleystay koobka UEFA Nations League, wuxuuna noqday xulkii ugu horeeyay ee ku guuleysta koobkan, kaddib markii ay 1-0 kaga adkaadeen dhigooda Netherlands.
...
Monday, June 10, 2019
-
Ciyaaryahanka Mesut Özil Oo Xaflada Arooskiisa Awgeed Bixiyay Lacag Kun Caruura Oo Masaakiina Qaliino Kala Duwan Loogu Sameynayo Iyo Madaxweynaha Turkiga Oo Milxiis Unoqday
London(Berberatoday.com)-Ciyaarhanka Mesut Özil xaflada Arooskiisa awgeed Wuxuu bixiyey lacag qaliino loogu samayn doono Kun caruur ah oo caawin u baahan waxaana uu lacagtaas mariyey Hay’ada tabarucaada BigShoe oo la shaqeysaa...
Saturday, June 8, 2019
-
Daawo Muuqalka”Taariikhda Ciyaaryahankii Caanka Ahaa Marxuum Jamaal Soofe Yasin(Jamaal Gadari)Iyo Ciyaaryahandii Yaqaanay Oo Kawaramay
Burco(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Taariikhda Ciyaaryahankii Caanka Ahaa Marxuum Jamaal Soofe Yasin(Jamaal Gadari)Iyo Ciyaaryahandii Yaqaanay Oo Kawaramay
https://youtu.be/CnLzlPKYNLg?t=70
&...
Monday, June 3, 2019
-
Allah Ha Unaxariisto Ciyaaryahankii Kubada Cagta Ee Jamaal Gadari Oo Dalka Qatar Ku Geeriyooday
Doha(Berberatoday.com)- weynaa Jamaal Soofe Yaasiin (Jamaal Gadari) Ilaahay ha u naxariisto. Xalay buu geeriyooday isaga oo ay da'diisu tahay 48 jir keliya.
Jamaal taariikhda kubadda cagta wax uu ku lahaa magac iyo maamuus weyn...
Sunday, June 2, 2019
-
Akhriso Faahfaahin Kasoo Baxday Shilkii Uu Ku Geeriyooday Laacibkii Reer Spain Ee Jose Antonio Reyes
Seville(Berberatoday.com)-Xidiggii hore ee xulka Spain iyo kooxda Arsenal, Jose Antonio Reyes oo qayb ka ahaa laacibiintii kooxda Gunners ee loo taag waayay ee iyagoo 49 kulan aan laga adkaanna ku guuleystay Horyaalk...
Sunday, June 2, 2019
-
“Waa maalintii Iigu Farxada Badaneyd Nolosheyda Waxaan Umahadcelinayaa Ciyaartoyda, Wey Uqalmeen Ku Guuleysiga Champions League”Jurgen Klopp
London(Berberatoday.com)-Macalinka reer Germany iyo kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa la hadlay saxaafada, kaddib markii ay ku guuleysteen xilli ciyaareedkan 2018-2019 koobka Champions League, waana markii ugu horeysay uu sida...
Sunday, June 2, 2019
« Previous Page — Next Page »