Ciyaaro
-
Wax Ka Ogow Lacagta Uu Qaadanayo Dalka Ku Guulaysta Koobka Adduunka?
Cayaaraha Koobka Adduunka ee ka socda dalka Qadar ayaa la soo gabagabeynayaa fiidka caawa ah, xilliga Geeska Afrika.
Shanta dal ee Afrikaanka ah ee soo gudbay ayaa kala ah Morocco, Ghana, Senegal, Tunisi...
Monday, December 19, 2022
-
Xulka Kubada Cagta Argentina Oo Loo Caleema Saaray Horyaalka Aduunka Kadib Markay Ku Guulaysteen Koobkii Aduunka
(Doha) 18 Dis 2022. Xulka Argantina ayaa loo caleemo saaray Koobka Adduunka 2022 kaddib markii ay rigoorayaal 4-2 ah kaga qaadeen dhigooda France, ciyaar leysku daalay oo ku dhammaatay barbardhac 3-3 ah.
Qeybta ho...
Sunday, December 18, 2022
-
“Fule Xantii Ma Mooga Mudooyinkii Dambeyay Waxa Jiray Dhaliilo Garsoor Iyo Gudi”Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi”Daawo Muuqaal
"Fule Xantii Ma Mooga Mudooyinkii Dambeyay Waxa Jiray Dhaliilo Garsoor Iyo Gudi"Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/6yHIY0c8178
...
Sunday, December 18, 2022
-
Xulka Kubada Cagta MaRocco Oo Caawa Haday Croatia Ka Badiyaan Qaadan Doona Lacag Dhan 27 Milyan Oo Dollar”Daawo warbixin Muuqaal Ah
Xulka Kubada Cagta MaRocco Oo Caawa Haday Croatia Ka Badiyaan Qaadan Doona Lacag Dhan 27 Milyan Oo Dollar"Daawo warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/wcAcvNoRe14
&nb...
Saturday, December 17, 2022
-
“Waxaan Urajeynayaa Messi Inuu Ku Guuleysto Koobka Adduunka”– Luka Modrić
(Doha) 14 Dis 2022. Kabtanka xulka qaranka Croatia ee Luka Modric ayaa u rajeeyay Lionel Messi inuu ku guuleysto koobka adduunka 2022 ee ka socda dalka Qatar.
Xulka qaranka Argentina ayaa u soo baxay finalk...
Wednesday, December 14, 2022
-
Morocco Oo 1 Iyo 0 Kaga Badiyay Portugal, Noqotayna Dalkii Uhoreeyay Ee Africaan Ah Ee Iska Xaadiriyay Afar Dhamaadka Koobka Aduunka!
Doha(Berberatoday.com)-Xulka dalka Marooco ayaa guul ka gaadhay tartanka koobka aduunka kadib markii ay caawa Hal Iyo Eber kaga badisay xulka dalka Portugal, Iyagoo iska xaadiriyay semi faynalka koobka aduunka Afar dhamaadka.
S...
Sunday, December 11, 2022
-
Xulka Qaranka Soomaaliya Ee Da”yarka 17 Sano Jirka Oo Ku Guuleystay Koobka Cecafa U-17
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-sano jirrada ayaa ku guuleystay tartanka Cecafa U-17 kaddib markii ay 3-1 ku garaaceen dhiggooda South Sudan, kaasoo sidoo...
Sunday, October 16, 2022
-
Arsenal Oo Ka Talaabsatay Liverpool Guul Darana Uxambaarisay
Ka dib ciyaar kalsooni iyo dhiiranaan ay ku soo galeen Arsenal ayaa guul ka gaartay Livrpool oo ay uga talaabsadeen sedex gool iyo laba
Sheekada ciyaarta , qeybta hore , Arsenal ayaa nasiinada ugu dirtay Liverpool 2/1 ka di...
Sunday, October 9, 2022
-
Manchester City Oo NUS DARSAN Goolal Ah Kaga Adkaatay Manchester United Oo Marti Ugu Ahayd Garoonkeeda Etihad Stadium
Manchester City ayaa garoonkeeda Etihad ku xasuuqday Man United, kaddib markii ay kaga adkaatay 6-3, kulanka lugta hore horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedkan.
Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 4-0 ay ku hog...
Monday, October 3, 2022
-
Cristiano Ronaldo Oo Kusii Jeeda Kooxaha Horyaalka Dalka Sucuudiga Oo Lacago Malaayin Dollar Ah Ku Raadinaya
“Waxaan Rajeynayaa In Cristiano Ronaldo Uu Imaan Doono Horyaalka Sacuudiga” – Yasser Al-MisehalYasser Al-Misehal oo ah Guddoomiyaha Guddiga Sare ee Xiriirka Kubadda Cagta Sacuudiga. Ayaa wuxuu sheegay inuu rajeynayo in ciyaa...
Tuesday, September 13, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|