Ciyaaro
-
Dawlada Soomaaliya Oo Maanta Jeedinaysa Doodii Ugu Dambeysay Ee Dacwada La Xidhiidha Badda
Hague(Berberatoday.com)-Maanta ayaa dhanka Soomaaliya wuxuu soo jeedinayaa doodiisa ugu dambeysa ee ku aaddan muranka badda ee ay dacwadiisa qaadeyso maxkamada ICJ, the Hague Netherlands.
Dooda ayaa socotay dhowr maalmood a...
Friday, September 23, 2016
-
Daawo Muuqalka”Tahriibayaal Tiro Badan Oo Ku Jiray Xeryaha Giriiga Oo Wada Baxsaday + Xagay U Baxsadeen?(Da
Athens(Berberatoday.com)-Tahriibayaal tiro badan oo ku jiray xeryaha giriiga oo wada baxsaday + xagay u baxsadeen?
Berberatoday.com...
Thursday, September 22, 2016
-
Laacibiinta Dalka Portugal Oo Ku Guulaysatay Koobka Qaramada Yurub Ciyaar Laysla Daalay Kadib+Daawo Sawirada
Paris(Berberatoday.com)-Xulka qaranka Portugal ayaa ku guulaystay koobka qaramada Yurub ee Euro 2016 kadib markii waqtiga dheeriga ah ku garaaceen xulka qaranka marti galinayay Euro 2016 ee France. Gool kaliya oo uu waqti danbe dh...
Sunday, July 10, 2016
-
France Iyo Portugal: Ciyaarta Caawa Ee Finalka, Milicsiga Taariikhdooda Iyo Wararkii U Dambeeyey
Paris(Berberatoday.com)-Caawa ayaa la soo gebogebaynayaa tartanka Euro 2016 oo muddo bil ah ka socday waddanka France, waxaana ciyaarta u dambaysa ay dhex mari doontaa Portugal iyo France.
Ciyaarta: France vs Portugal
...
Sunday, July 10, 2016
-
Zidane Oo U Dabaal-Degay Sannad Guuradiisii 15aad Ee Real Madrid + 10 Dhacdo Oo Ku Xidhiidhsan
Madrid(Berberatoday.com)-July 4, 2001 ayey garroonka Bernabeu soo galeen Lugano, Florentino Perez iyo Luciano Moggi kuwaas oo uu wehelinayo ciyaartoy aad dunidu indhaha ugu haysay oo ahaa Zinedine Zidane oo wakhtigaas ay Juventus ...
Tuesday, July 5, 2016
-
Ciyaar La Isku Daalay Kaddib Xulka Jarmalka Oo Rigooreyaal Ku Reebay Talyaaniga Una Gudbay Afar Dhammaadka Tartanka Koobka Qaramada Yurub
Paris(Berberatoday.com)-Xulka qaranka Jarmalka ayaa ciyaar la isku daalay kaddib rigooreyaal 6-5 uga adkaaday Talyaaniga, waxaana uu sidaas ugu soo baxay afar dhammaadka koobka qaramada Yurub ee ka soconaya Faransiiska.
Lab...
Sunday, July 3, 2016
-
Isku Aadka Wareega Siddeeda Euro 2016 Oo La Soo Saaray Iyo Sida Ay Isugu Dhaceen
Paris(Berberatoday.com)-Kadib markii xulalka Italy iyo Iceland u kala quus gooyeen Spain iyo England ayaa waxaa soo dhammaaday kulamadii wareega 16-ka kooxood ee tartanka Euro 2016, waxaana haatan iskugu soo hadhay 8 xul.Wareega...
Tuesday, June 28, 2016
-
Talyaaniga Oo Karbaashay Xulka Kubada Cagta Dalka Spain Kana Reebay Koobka Qaramada Yurub+Daawo Sawirada
Paris(Berberatoday.com)-Xulka qaranka talyaaniga ayaa soo gabagabeeyay guul la’aantii ka haysatay 22 sano xulka qaranka Spain kadib markii ay ugu awood sheegteen 2-0, talyaaniga ayaana u gudbay wareega 8-dhamaadka ee Euro 20...
Tuesday, June 28, 2016
-
Tabobarihii Xulka England Oo Is Casilay Kadib Guuldaradii Iceland Kaga Reebtay Koobka Qaramada Yurub
Tabbobarihii Xulka England, Roy Hodgson ayaa iska casilay shaqada kadib markii xulkiisa guuldaro 2-1 ah ay kala kulmeen qaranka Itaalka yar ee Iceland – taas oo sababtay inay kaga hadhaan tartanka qaramada qaarada Yurub ee E...
Tuesday, June 28, 2016
-
Daawo Muuqalka”Qaabka Berbera Looga Xusay Munaasibada 18ka May Iyo Alfanaan Maxamed Siciid BK Oo Heeso Wadani Oo Reer Berbera Uriyaaqeen Xaflada Ka Qaaday
Berbera(Berberatoday.com)-Shacabweynaha Reer Berbera iyo Guud ahaan shaqaalaha Haayadaha dawlada iyo Madaxdooda ayaa si balaadhan maanta uga qeyb qaatay xuska Maalinta qaranimada Somaliland ee 18ka may kuna beegan sanad Guuradii 2...
Wednesday, May 18, 2016
« Previous Page
|
|