Maraykanka Oo Werwer Ka Muujiyey Korodhka Awoodda Al-Shabaab
Somaliya(Berberatoday.com)-Mareykanka, ayaa walaac ka muujiyay awoodda dib u kobcaysa ee Xarakada Al-Shabaab ee ka dagaallanta Soomaaliya iyo meelo Kenya ka mid ah, taasoo uu Maraykanku ka werwersan yahay inay meelo ka baxsan go...