-
Daawo Muuqaalka Hordhaca Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Wadani Waabeeye.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waraysi xasaasiya ayaa lalayeeshay maxamed yuusuf waabeeye oo kamid ah gudoomiye kuxigeenada cusub ee dhawaan lagu doortay shirwaynihii xisbiga wadani.
https://youtu.be/TKtwo-xSfSI
...
Monday, November 22, 2021
-
Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Oo Masuuliyiinta Rugta Ganacsiga Somaliland Kulan La Yeeshay Kana Wareystay Sicir Bararka Meceeshada”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Oo Masuuliyiinta Rugta Ganacsiga Somaliland Kulan La Yeeshay Kana Wareystay Sicir Bararka Meceeshada"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/0U9Yu9_O0FY
 ...
Sunday, November 21, 2021
-
“Baahiyaha Berbera Way Badnaayeen Ta Ugu Daranise Maanta Waa Laydhka Oo Waxa Usoo Shaqo Tagay Ganacsatadii Waaweynd Iyo Cumaamadihii Aan Unaxayn Shacabkii Danyarta Ahaa”Komishiner Rooda Axmed Yasin”Daawo Muuqaal
"Baahiyaha Berbera Way Badnaayeen Ta Ugu Daranise Maanta Waa Laydhka Oo Waxa Usoo Shaqo Tagay Ganacsatadii Waaweynd Iyo Cumaamadihii Aan Unaxayn Shacabkii Danyarta Ahaa"Komishiner Rooda Axmed Yasin"Daawo Muuqaal
https...
Sunday, November 21, 2021
-
Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Magacaabidii Uhoreysay Sameeyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Magacaabidii Uhoreysay Sameeyay
Berberatoday.com...
Sunday, November 21, 2021
-
“Berbera Waxa Aanu Ka Hirgalinay Xafiis Xuquuqal Insaan Looyarkuna Bilaa Lacag Ugu Doodayo Dadka, Dhibka Ugu Weyn Ee Shacabka Berbera Haystaa Waa Laydhka Ay Usoo Lacag Doonteen Ganacsatadii Waaweyneyd Iyo Cumaamadihii”Komishanar Rooda Axmed Yasin”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-"Berbera Waxa Aanu Ka Hirgalinay Xafiis Xuquuqal Insaan Looyarkuna Bilaa Lacag Ugu Doodayo Dadka, Dhibka Ugu Weyn Ee Shacabka Berbera Haystaa Waa Laydhka Ay Usoo Lacag Doonteen Ganacsatadii Waaweyneyd Iyo...
Sunday, November 21, 2021
-
“Buuhoodle Walaahi Noqon Mayso Goob Dagaaal “Wasiir Qambi Oo Fariin Habjabaad Ah Udiray Ciidamo Dhawaan Sheegay Inay Somaliland Ka Goosteen”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Buuhoodle Walaahi Noqon Mayso Goob Dagaaal "Wasiir Qambi Oo Fariin Habjabaad Ah Udiray Ciidamo Dhawaan Sheegay Inay Somaliland Ka Goosteen"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/FT8nRsrAGAE
&nbs...
Sunday, November 21, 2021
-
Somaliland Oo Dalka Faransiiska Kaga Qayb Gashay Shir Caalami Ah.
Paris(Berberatoday.com)-Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Faransiiska Cali Ismaaciil Xasan ayaa ka qayb galay shir lagaga hadlaayey arrimaha Nabada oo ka dhacay magaaladda Paris ee caasimadda Faransiiska.
Sh...
Sunday, November 21, 2021
-
Wargeys Caalamiya Oo Ka Digay In Kooxaha Xagjirka Ah Ee Doonaya Inay Ka Faa’idaystaan Dadka Ka Soo Cararraya Dagaalka Itoobiya Ay Saamayn Ku Yeeshaan Somaliland Iyo Jabuuti!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wargeyska Journal Courier oo laga leeyahay dalka Faransiiska, ayaa War-bixin ka qoray dagaallada ka socda Dalka Itoobiya, kuwaasi oo u dhexeeya Ciidammada Dawladda Federaalka ah iyo Jabhadda Qoomiyadda T...
Sunday, November 21, 2021
-
“Madaxweyne Muuse Waan Uga Mahadcelinayaa Inuu Shacabka Somaliland Shalay Usheegay Inaan Ahay Madaxweynaha Isaga Beddeli Doona”Cabdiraxmaan Ciro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed oo naqdiyaya khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi ka jeediyay Xadhig kajarkii Madaarka Berbera ee dib ucasriyaynta lagu sameeyay Waxaanu ...
Sunday, November 21, 2021
-
Agaasimihii Radio Muqdisho Oo Lagu Dilay Qarax Gaadhi Oo Caawa Fiidkii Lagu Beegsaday Magaalada Muqdisho.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Allaha u naxariisto agaasimihii Radio Muqdisho, Cabdicasiis Maxamuud Guuleed Afrika, ayaa caawa fiidkii l lagu dilay qarax gaadhigiisa loogu xidhay oo ka dhacay magaalada Muqdisho.
Weriye Cabdicas...
Sunday, November 21, 2021
« Previous Page — Next Page »