|
Warar
-
“Madaxweyne Cadhaysan Iyo Xukuumad Cadhaysan Ayaan Meesha Ku Arkayey, Iyagaad Moodaysay Mucaarad, Waxay Ahayd Inay Ka Hadlaan Wixii Ay Qabteen” Guddoomiye Xirsi Cali Xaaji Xasan
Berbera(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka qayb-galay munaasabad ballaadhan oo xadhiga lagaga jarayey Madaarka Caalamiga ah ee Magaalada Berbere,isagoo war-baahi...
Saturday, November 20, 2021
-
“Waxay U Eeg Tahay Inuu Madaxwayne Muuse Biixi Ka Jawaabayey Warbixin La Sheegay Inay Kasoo Yeedhay Xoghayaha Arimaha Africa Uqaabilsan Ingiriiska Vicky Ford”W/Q Maxamed Dhimbiil
Waxa ay u eeg tahay in uu madaxwayne Muuse Biixi ka jawaabayey warbixin la sheegay in ay ka soo yeedhay Xoghayaha Arimaha Africa u qaabilsan ingiriiska Vicky Ford oo ka jawaabaysay warqad uu u gudbiyey xildhibaan Danny Kruger oo...
Saturday, November 20, 2021
-
“Mar Hadaanu Sidii Faqashtii Muuse Hablaha Inaga Qaadayn, Wuxuu Qaadanayo Ha Qaato”Eng Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-"Mar Hadaanu Sidii Faqashtii Muuse Hablaha Inaga Qaadayn, Wuxuu Qaadanayo Ha Qaato"Eng Faysal Cali Waraabe"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/WwWYYrGr_8w
...
Saturday, November 20, 2021
-
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaalada Ka Socda Dalka Itoobiya.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dagaalada udhexeeya dawlada itoobiya iyo jabhada TPLF Ayaa marba marka ka danbaysa ee adkaanaya kaasi oo ka socdo jihooyin kala duwan
https://youtu.be/4pvcGODFiPE
&...
Saturday, November 20, 2021
-
Ciidanka Dab Demiska Oo Damiyay Dab Qabsaday Guri ku Yaala Xaafada 150 Ee Magaalada Hargaysa Iyo Khasaaraha Iyo Ka Dhashay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka Dab-demiska Ee Caasimada Hargeysa ayaa damiyay dab qabsaday guri ku yaala xaafada 150, kaasi oo ay yaaleen qalab dhisme.
Nooca guriga ayaa Ahaa fooq , waxaana taalay alaabta d...
Saturday, November 20, 2021
-
Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Musharaxa Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cirro!
Hargeysa(Berberatoday.com)--Musharax madaxwayne ee xisbiga wadani Cabdiraxman maxamed cabdilaahi Cirro ayaa lalayeeshay Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo uu kaga hadlay sobobta Keentay in uu wareejiyo gudoomiyenimada xisbiga wad...
Saturday, November 20, 2021
-
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Cabdirisaaq Albaani Oo Shacabka Berbera Salaadii Jimce Kadib La Hadlay”Daawo Muuqaal
Berberatoday.com)-Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Cabdirisaaq Albaani Oo Shacabka Berbera Salaadii Jimce Kadib La Hadlay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/vF2hROuKY1Q
Be...
Friday, November 19, 2021
-
Xog Laga Helay Kulan Xalay Berbera Ku Dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Xildhibaanada Baarlamaanka Ee Gobolka Saaxil Kasoo Jeeda
Berbera(Berberatoday.com)-Kulankii xalay ee Madaxwayne Muuse Biixi ee Berbera ku dhexmaray 8 Sideed Xildhiban oo labo Golaha Guurtida katirsan yihiin iyo wixii laga wada hadlay, Xildhibanadan aya si cad waxay ugusoo bandhigeen...
Friday, November 19, 2021
-
Kulan Natiijo La’aan Ku Dhamaaday Oo Dhex Maray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Suldaanka Guud Ee Beelaha Bariga Burco.
Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa la sheegay inuu kulan la yeeshay Suldaanka Guud ee Beelaha Bariga Burco Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali.
Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay Kulankan Madaxweynaha iyo ...
Friday, November 19, 2021
-
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Shacabka Berbera Salaada Jimcaha Kula Tukaday Masjid Jaamaca
Berbera(Berberatoday.com)-Madaxweynaha JSL oo shacabka ku dhaqan magaalada Berbera kala qaybgalay tukashada Salaadda Jimcaha
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo xubno kamid ah weftigii balla...
Friday, November 19, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|