-
Warbixin: Aroos Noociisu Ku Cusub Yahay Soomaalida Oo Ka Dhacay Oodwayne”Daawo Muuqaal
Oodweyne(Berberatoday.com)-Warbixin: Aroos Noociisu Ku Cusub Yahay Soomaalida Oo Ka Dhacay Oodwayne"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/t8bF3Z14vD8
Berberatoday.com...
Friday, November 19, 2021
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Safar Kuyimi Gobolka Saaxil Iyo Soodhaweyn Loogu Sameeyay Deegaamada Udhexeeya Berbera Iyo Hargeysa”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Safar Kuyimi Gobolka Saaxil Iyo Soodhaweyn Loogu Sameeyay Deegaamada Udhexeeya Berbera Iyo Hargeysa"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/3BFj5rd9ZLU
...
Thursday, November 18, 2021
-
Musharax Cabdiraxmaan Cirro Oo Si Rasmi Gudoomiyaha Xisbiga Ugu Wareejiyay Xirsi Cali Xaaji Xasan.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyihii hore ee Xisbiga WADDANI ahna Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa saaka xafiiska ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha cusub ee Xisbiga WADDANI ee l...
Thursday, November 18, 2021
-
Wasiirka Xoolaha Iyo Kaluunka Somaliland Oo Booqasho Ku Tagay Xarunta Warshada Kaluunka Ee Jabuuti”Daawo Muuqaal
Jabuuti(Berberatoday.com)-Wasiirka xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga Somaliland oo ku sugan dalka jabuuti ayaa booqasho u tagay xarunta warshada kaluunka soo saarta ee dalka jabuuti isagoo uu weheliyo safiirka Somaliland ufadhiya...
Thursday, November 18, 2021
-
Xukumada Jabbuuti Oo Sheegtay In Hoos Udhac Dhaqaale Ku Yimid Dalkeeda Mudada Ay Dagaaladu Kasoo Cusboonaadeen Itoobbiya
Jabuuti(Berberatoday.com)-Dawlada jabuuti ayaa ka hadashay hoos udhaca dhaqaaale eek u yimid dalkeeda mudada ay dagaaladu ka socdaan dalka itoobiya oo iyagu ahaa kuwa kala soo dega alaabooyinka ugu badan,
https://yout...
Thursday, November 18, 2021
-
Maareye Iyo Maareye Kuxigeen Cusub Oo Loo Magacaabay Wakaalada Biyaha Burco
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaraada Khayraadka Biyaha Cali Xasan Maxamed Mareexaan ayaa Mareyeaha wakaalada Biyaha Burco Umagacaabay Sakariye Cabdiraxmaan Maxamud.
Sidoo kale Wuxu wasiirku Maareya Kuxigeenka Wakaalad...
Thursday, November 18, 2021
-
Gudomiyaha Golaha Wakilada Somalilnd Oo Tobabar Usoo Xidhay Gudi Hoosadka Dhaqalaha Ee Golaha”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudomiyaha Golaha Wakilada Somalilnd Oo Tobabar Usoo Xidhay Gudi Hoosadka Dhaqalaha Ee Golaha"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/YVg70sABCus
Berberatod...
Thursday, November 18, 2021
-
Wejigii Udambeeyey Ee Dhismaha Dekedda Maydh Oo Maanta Si Rasmi Ah Looga Bilaabay Magaalada Maydh.
Maydh(Berberatoday.com)-Wejigii u dambeeyey ee dhismaha Dekedda Maydh, ayaa maanta si rasmi ah looga bilaabay Magalada taariikhiga ah ee Maydh ee Gobolka Sanaag.
Dhismaha dekedda oo muddooyinkii y dambeeyey gacanta lagu hayey...
Thursday, November 18, 2021
-
Muwaadin Somali Ah Oo Budhacads Koonfur Afrikani Qoorta Kaga Jareen Deegaanka Vrygrond Oo Katirsan Gobolka Xeebta Ah Ee Muizenberg
Sida ay qorayaan Wargaysyada Koonfur Afrika, Dhac ganacsi oo ka dhacay deegaanka Vrygrond oo ku dhow Xeebta Muizenberg ee Magaalada Cape Town, ayaa waxaa ku dhintay 31 jir SOOMAALI ah, kaas oo dhowr jeer ay Mindyeeyeen Laba Tuug...
Thursday, November 18, 2021
-
Somaliland Xidhiidha Taiwan Iyo China Iyamaa Umuhiimsan W/Q Hassan Hussein Haydar
Jabka ugu wayni waxa uu dhici kara Soomaaliland oo si adag ula xidhata China, dooda xisbiga Waddani soo dhigay ee kala doorashada China iyo Taiwan waa muhiim, laakiin sheekada way ka gun dheer tahay China iyo Taiwan oo qudha, da...
Thursday, November 18, 2021
« Previous Page — Next Page »