Orodyahan Reer Somaliland Ah Oo Guul Usoo Xambaaray Waddanka Canada
Tokyo(Berberatoday.com)--Orodyahan reer Somaliland ah oo lagu magacaabo Maxamed Axmed, isla markaana lagu naanayso MohSpeed ayaa ku guulaystay billada qalinka ah ee tartanka Olombikada ee ka socda caasimadda dalka Japan.
Orod...