-
Dawladda Itoobiya Oo Sheegtay In TPLF Doonayso Inay Addis Ababa La Yeelato Xidhiidh La Mid Ah Midka Hargeysa Iyo Muqdisho,
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dawladda Federaalka Itoobiya ayaa sheegtay in Madaxda TPLF ay doonayso inay Addis Ababa la yeelato xidhiidh la mid ah midka Muqdisho iyo Hargeysa oo ah laba Dal oo kala duwan.
Xeer ilaaliyaha g...
Saturday, November 28, 2020
-
Raysal-wasaare Abiye Oo Sheegay In Ciidamada Itoobiya Ay Gacanta Ku Dhigeen Caasimada Ismaamulka Tigeyga Ee Maqale.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Raysalwasaaraha Itoobiya Abiye Axmed Ayaa qoraal oo usoo saaray goordhawayd ku sheegay inay ciidamada Itoobiya gacanta ku dhigeen magaalada Maqale ee xarunta Ismaamulka Tigreega.
HALKAN KA AKHRI ...
Saturday, November 28, 2020
-
Kumanaan Ka Tirsan Ciidamada TPLF Ee Kililka Tigreyga Oo Isdhiibay Hubkiina Dhigay
Mekelle(Berberatoday.com)-Kumanaan ka tirsan maleeshiyada kooxda TPLF oo hubkii dhigay waxayna si nabad galyo ah isugu dhiibeen Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiya.
Isuduwaha Warbaahinta ee Jabhadda Woqooyi Galbeed, Korneel A...
Saturday, November 28, 2020
-
Qarax Miino Oo Lala Beegsaday Maareyaha Dekeda Muqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
Muqdisho(Berberatoday.com)-Qarax miino ayaa saakay degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir lagula eegtay gaari uu la socday maareeyaha dekedda Muqdisho.
Goobjoogayaal ayaa sheegay qaraxan oo ahaa miino nooca dhulka lagu aas...
Saturday, November 28, 2020
-
“Xakuumada Waxa Laga Rabaa Kobcinta Tababar Siinta Iyo Abuurista Jawi Wadashaqeynayeed Oo Udhaxeeya Warbaahinta Iyo Xukuumada”Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Xakuumada Waxa Laga Rabaa Kobcinta Tababar Siinta Iyo Abuurista Jawi Wadashaqeynayeed Oo Udhaxeeya Warbaahinta Iyo Xukuumada"Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro"Daawo Muuqal
https://youtu....
Saturday, November 28, 2020
-
Sheekh Aadan Siira Oo Shacabka Somaliland Ugu Baaqay In Ay Ka Fiirsadaan Dadka Ay Udooranayaan Golayaasha Deegaanka Iyo Wakiilada”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud “Aadansiiiro” Oo kamid ah culimada waawayn ee dalka ayaa ugu baaqay in ay Ka digtoonaadaad dadka ay usoo xulanayaan doorashada Wakiilada iyo deegaanka isna ilaaliyaan in a...
Saturday, November 28, 2020
-
Raysal-wasaaraha Itoobiya Oo Kulan La Yeeshay Gudi Midowga Africa Ka Socota Oo Ku Hawlan Dhex Dhexaadinka Dagaalka Tigreeyga.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Raysal wasaaraha dalka itoobiya ayaa manta xafiiskiisa ku qaabiley gudi midowga Africa usaaray wada hadal laga galo dagaalka dawlada itoobiya ku hayso ismaamulka tigreega oo kumanaan kun ku nafwaayeen...
Saturday, November 28, 2020
-
Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Wasiirka Maaliyada Itoobiya Iyo Xogo Dheeraada Oo Uu Ka Bixiyay Dagaalka Tigreyga Iyo Sobobta Abiye Udiidan Yahay Dhexdhexaadinta”Daawo Muuqal
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Wasiirka Maaliyada Dawlada fadaraalka itoobiya Axmed Shide oo warayso dhinacyo badan taabanaya siiyay France 24tv Ayaa ka hadlay dagaalka udhexeeya dawlada iyo ismaamulka tigrayga sobobta raysalwasara...
Saturday, November 28, 2020
-
Sheekh Barbaarawi Oo Ka Hadlay Arrimo Ku Saabsan Qisaasta Iyo Dadka Tagay Xabaalaha Gaalada”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Barbaarawi Oo Ka Hadlay Arrimo Ku Saabsan Qisaasta Iyo Dadka Tagay Xabaalaha Gaalada"Daawo Muuqal
https://youtu.be/R1bKNxFytU4
Berberatoday.com...
Saturday, November 28, 2020
-
Waxgaradka Beesha Awal Bari Oo Ka Hadlay Cadaalad Daro Ay Kula Kaceen Komishanka Doorashooyintu”Daawo Muuqal
Burco(Berberatoday.com)-Madax-dhaqameedka iyo waxgaradka beesha Habar awal bari ee gobolada togdheer,daad madheedh iyo Sheikh ayaa ka hadlay cadaalad daro ay kula kaceen komishanka doorashooyinka oo gabi ahaan meesha ka saaray saa...
Saturday, November 28, 2020
« Previous Page — Next Page »