|
Warar
-
Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Suldaan Cismaan Xaaji Cali Kooshin Oo Sheegay Xiliga Marxuumka La Aasayo, Goobta Lagu Aasayo Iyo Caleema Saarka Wiilka Dhaxal sugaha ah”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Suldaan Cismaan Xaaji Cali Kooshin Oo Sheegay Xiliga Marxuumka La Aasayo, Goobta Lagu Aasayo Iyo Caleema Saarka Wiilka Dhaxal sugaha ah"Daawo Muuqal
https://youtu.be...
Sunday, September 13, 2020
-
Taariikhda Nololeed Iyo Waxbarasho Ee Marxuum Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin”Waxa Qoray Axmed Siciid Cige
Ilaahay ha u naxariistee Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin wuxuu ku dhashay magaalada berbera sanadkii 1942 . hooyadii magaceedu waa Qaali Barre Cilmi .
Suldaan Cismaan wuxuu waxbarashadiisii hoose iyo dhexe iyo sareba k...
Sunday, September 13, 2020
-
Xooghaye Ramaax Cali Hayste Oo Ka Dayriyay Xaaladda Siyaasadeed Ee Boorama Fariimana Ukala Diray Shacabka Gobolkaas Iyo Xukumada”Daawo Muuqal
Borama(Berberatoday.com)-Xooghaye Ramaax Cali Hayste Oo Ka Dayriyay Xaaladda Siyaasadeed Ee Boorama Fariimana Ukala Diray Shacabka Gobolkaas Iyo Xukumada"Daawo Muuqal
https://youtu.be/eS_vp_m1Ooo?t=188
&n...
Sunday, September 13, 2020
-
Jaamacada Hargeysa Oo Ay Ka Qalin Jabiyeen 1290 Ardayda Culoomo Kala Duwan Bartay Iyo Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qeyb Galay”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa ka qeyb-galay Xafladda qalin-jebinta Jaamacada Hargeysa oo Dufcaddii 17aad ay maanta ka baxeen 1,290 Arday oo dhammaatoodba dham...
Sunday, September 13, 2020
-
Madaxweyne Donald Trump Iyo Xildhibaanad Ilhaan Cumar Oo Isku Haya Qorshe Lagu Soo Masaafurinayo Dad Soomaali Ah
Washington(Berberatoday.com)-Xildhibaanad Ilhaan Cumar ayaa si adag uga soo horjeesatay qorshe ay wadaan laanta socdaalka iyo kastamka dowladda Mareykanka, kaas oo sababi kara in Soomaali badan la musaafuriyo.
Dadka laga yaabo ...
Sunday, September 13, 2020
-
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Ka Digay In Xisbiga Kulmiye Ku Burburo Gacanta Madaxweyne Muuse Biixi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ka hadlay Shirweynaha Xisbul-xaakimka Kulmiye iyo khilaafka durba hadheeyey, waxaanu soo jeediyey Talooyin gaar u ah Siyaasiyiin shaaciyey in aanay ka qayb-galayn...
Sunday, September 13, 2020
-
Wasiir Saajin Oo Beeniyay In kulmiye Maxamuud Xaashi Kusoo Daray, Sheegayna In Uu Rajaynayo Inuu Ku Guulayso Kursiga Hadda Saylici Ku Fadhiyo!
Hargeysa(Berberatoday.com)–Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Somaliland Maxamuud Xasan Sacad (Saajin), ayaa Ka hadlay hankiisa musharraxnimo, rejada uu ka qabo tartan uu Ugu jiro Guddoomiye ku-xigeenka 4-aad ee Xisbul...
Sunday, September 13, 2020
-
Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo Oo Mawqif Adag Ka Istaagtay Waxka Badelka Xeerka Doorashooyinka.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha Guud Ee Dalada dhalinyarada Somaliland Cabdixamiid Maxamed Cumar ayaa ka hadlay kulamo ay la yeesheen golaha wakiilada iyo madaxwaynaha Somaliland kuwaasi oo ujeedadoodu ahayd sidii ay ugala h...
Sunday, September 13, 2020
-
“Reer Awdaloow Maanta Bambo Aad Tuurtan Iyo Saami Aad Ka Hadashaan, Waxaad Haysataanba Ka Wayn.”Suldaan Good.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaan Good oo kamid ah bahda dhaqanka ee Somaliland ee koonfurta magalada hargaysa ayaa fariimo isxanbaarsan udiray bulshada ku dhaqan gobolka awdal
https://youtu.be/hcpiuv0WUps
...
Sunday, September 13, 2020
-
Xildhibaan Ka Mid Ah Xisbiga WADDANI Oo Ka Digay In Kulmiye Burburo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ugu baaqay inuu xaliyo khilaaf kasta oo la soo gudboonaada, waxaanu ka d...
Sunday, September 13, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|