-
Booliska Oo Hawl-gallo Ka Wada Burco Iyo Hargeysa & Tirada Dad La Tuhunsan Yahay Oo Gobolka Togdheer Lagu Xidh-xidhay
Burco(Berberatoday.com)-Ciidammada Booliska Somaliland ayaa saddexdii Habeen ee u dambeeyay Hawl-gallo iyo baadhitaano ka waday Gudaha Magaalooyinka Somaliland, gaar ahaan Hargeysa iyo Burco.
Hawl-galladan oo aad loogu baad...
Sunday, September 13, 2020
-
Maamulka Jamacada Hargeysa Oo Hawada Ka Saaray Khudbadii Madaxweynaha Oo Hoolka Jaamacada Si Toosa Ugaga Socotay Baraha Bulshada Iyo Sababta
Hareysa(Berberatoday.com)-Jaamacada Hargeysa ayaa hawada ka saartey khudbada Madaxweynaha markii uu bilaabey bogeeda Facebuuga oo xafladu si toos ah uga soconaysay,waxaana lasoo daayay dhamaanba masuuliyiintii kale ee hadlay.
L...
Sunday, September 13, 2020
-
Shirkada Gaafane Company Oo Ku Guulaysatay Abaalmarinta Ganacsadihii Ugu Wanaagsanaa Cashuur Bixinta Ee Sanadka 2020.
Haregeysa(Berberatoday.com)-Shirkada Gaafane Company Oo Kamid Shirkadaha Ganacsi Ee Somaliland soona dajiya shidaalka,Qaadka Iyo Adeega korontada Laydhka Ee Somaliland ayaa la Gudoonsiiyay shirkadii Ugu Wanaagsanayd ee cashuur Bix...
Sunday, September 13, 2020
-
Mudo-Haraad Lagu Taageerayo Maxamuud Xaashi Oo Dhacay Magaalada Oog”Daawo Muuqal
Oog(Berberatoday.com)-Magaalada oog ee gobolka saar ayaa waxaa galinkii danbe ee maanta ka dhacay isku soo bax balaadhan kaasi oo lagu taageeryay siyaasi maxamuud xaashi oo dhawaan hadlay.
Mudo haraadka ayaa waxaa ka hortga...
Saturday, September 12, 2020
-
“Aduunka Iyo Aakhiro Meesha Madaxtinnimada Ugu Fiican Laga Helo Waa Waxyiga”Sheekh Dirir.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Muxummad Sh Cumar Dirir ayaa bulshada ugu baaqay in madaxtinnimada aduunka iyo aakhiro qofka doonaya quraanka ehelkiisa noqdo.
Khudbadii jimcaha maanta oo Sh Muxummad kaga hadlay muhiimada Qura...
Saturday, September 12, 2020
-
Shaqaalaha Cisbitaalka Wajaale Oo Ka Cawday Mushahar La,aan 7bilood Ah, Wasaarada Caafimaadkana Ku Eedayay In Ay Dayacday”Daawo Muuqal
Wajaale(Berberatoday.com)-Shaqaalaha Cisbitaalka Wajaale Oo Ka Cawday Mushahar La,aan 7bilood Ah, Wasaarada Caafimaadkana Ku Eedayay In Ay Dayacday"Daawo Muuqal
https://youtu.be/APaOQQk_kyI
&nbs...
Saturday, September 12, 2020
-
“Somaliland In Laysku Guumaysto Looma Aas-Aasin, Cidina Nagama, Sheegan Karto..”Professor Geedoole.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee wasaarada beeraha ee Xukuumadii Axmed siilaanyo Prof Faarax Cilmi Geedoole ayaa Ka Hadlay Arimaha muranka dhaliyay ee ka taagan saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada iyo tabashada re...
Saturday, September 12, 2020
-
Taagii Labaad Oo Haayada Dekedaha Somaliland Soo Iibisay Iyo Xaflada Bada Korkeeda Loogu Sameeyay”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Taagii Labaad Oo Haayada Dekedaha Somaliland Soo Iibisay Iyo Xaflada Bada Korkeeda Loogu Sameeyay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/68PJHrnlPyg
Berberatoday.com...
Saturday, September 12, 2020
-
Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Kismaayo
Muqdisho(Berberatoday.com)-Qof isku soo xidhay waxyaabaha qarxa ayaa isku qarxiyay gudaha magaalada Kismaayo, gaar ahaan inta u dhexeysa masaajidka Jaamica ah ee qadiim iyo cisbitaalka magaalada.
Wararka hor-u-dhaca ah ee lag...
Saturday, September 12, 2020
-
Mikel Arteta Oo Kaga Farxiyay Jamaahiirta Arsenal Qorshihiisa Suuqa Kala Iibsiga Xagaag
Tababaraha kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa jamaahiirta kooxdiisa kaga yaabsaday kadib markii uu sheegay in ayna shaqadii ay suuqa kala iibsiga ka qabanayeen ayna wali dhamaan oo ay sii wadi doonaan in ay shaqo badan ka qabtaan...
Saturday, September 12, 2020
« Previous Page — Next Page »