-
Sheekh Maxamed Siciid Saaweer Oo Reer Boorama Runta Usheegay, Cadeeyay In Aanu Jirin Saami Ka Maqan Iyo Cid Xoog Ku Haysataa.
Sheekh Siciid Saaweer Oo Si Adag Uga Hadlay Xaalado Abni Daro Oo Kasoo Korodhay Magaalada Boorama Iyo Bam Lagu Tuuray Dhismaha Wasaarada Maaliyada.
Borama(Berberatoday.com)-Sheekh Maxamed Siciid Saaweer oo kamid ah culima...
Saturday, September 5, 2020
-
Siyaasi Cali Guray Oo Taageeray Halganka Quudhsi Diidka Ee Uu Ku Jiro Barkhad Jaamac Batuun.
Haregeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” Oo kamid ah Siyaasiyiinta reer Somaliland ee badi ka hadla xaaladaha dalka ka jira ayaa taageero umuujiyay hadaladii uu dhawaan jeediyay barkhad jaamac batuu...
Saturday, September 5, 2020
-
Gudoomiyaha Baanka Dhexe Oo Sheegay Inay Ku Guulaysteen Isku Bedelka Shillinka Iyo Lacagaha Qalaad.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha baanka dhexe ee somaliland ibraahim baqdaadi oo k qaybgalay munaasibad ay shaqaalaha baanka ku gudoonsiinayeen shahaado sharaf ayaa sheegay in ay ku guulaysteen iskubadalka shilingka Somali...
Friday, September 4, 2020
-
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Muxuu ka Yidhi In Kiniisad Laga furay Hargaysa Iyo Manhajka Lagu Dhigo Dugsiyada Qaar”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland sheekh khaliil ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in hargaysa laga furay kiniisad iyo in ay jiraan dugsiyo lagu dhigo manhaj ka hor ima...
Friday, September 4, 2020
-
Qaramada Midoobay Oo Canbaaraysa Tacadiga loo Gaysto Dadka Muhaajiriinta Ah Ee ku Xidhan Xeryaha Liibiya.
Libiya(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee qaramada midoobay ayaa canbaaraysay tacadiga iyo dhibta loo gaysto dad muhaajiriinta ah eek u xidha xeryaha dalka liibiya kuwaasi oo jabhado haystaan islamarkaana ay madax furato kaqaadaa...
Friday, September 4, 2020
-
Wasiirka Ganacsiga Somaliland Maxamed Xasan Saajin Oo La Saftay Shirkada Al-Xarbi Oo Ay Muruqmaalka Dekeda Berbera Isku Hayaan Lacagtii Xamaalka Badeecada Shirkadaas
"Wasiirka Ganacsiga Oo La Saftay Ganacsade Xarbi Halka Uu Xaqooda Duudsiiyey In Ka Badan 800 Qof Oo Muruqmaal ah "
Berbera(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada ganacsiga Somaliland Maxamud Xasan Sacad Saajin ayaa soo saaray...
Friday, September 4, 2020
-
Xukuumada Somaliland Oo 84 Qoys Ka Rartay Dhulka Seeraha Geed Deeble Oo Ay Degenaayeen Iyo Halka La Dajiyay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Madaxwayne biixi ayaa84qoys oo mudo dheer deganaa Beerta Geed deeble ee duleedka Magaalada Hargaysa ka rartay kuwaasi oo la dajiyay duleedka Magaalada Daarasalaam.
Wasaarada deegaana,maa...
Friday, September 4, 2020
-
Maxaad Kala Socota Xildhibaanno 20 Sanno Ka Tirsanna Soomaaliya
Muqdisho(Berberatoday.com)-Muddo labaatan sanno ah ayaa laga joogaa heshiiskii lagu dhisay hay’addaha dawaladda Soomaaliya ka dib burburkii dawladdii hore ee Maxamad Siyaad Barre uu hogaaminayay ee dhacday 1991 kii.
Heshiis k...
Friday, September 4, 2020
-
Qasriga La Garan La’yahay Ciddii Lahayd Ee Laga Helay Meel U Dhow Masjidka Al-Aqsa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Khubarada baarta cilmiga la xidhiidha taariikhaha dadkii hore ee soo maray adduunka ayaa helay wax ay ku tilmaameen caddeyn muujineysa qasri “si qurux badan loo dhisay” oo lagu qiyaasayo in la isticm...
Friday, September 4, 2020
-
Safiirka Maraykanka Ufadhiya Somaliya Oo Ka Hadlay Natiijada Kulamo Uu Layeeshay Axmed Madoobe Iyo Dani.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Ambasador Donald Yamamota ayaa ka hadlay kulan uu la qaatay madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, Siciid Deni iyo Axmed Madoobe, oo labo maalin kahor tagay Muqdisho.
...
Friday, September 4, 2020
« Previous Page — Next Page »