|
Warar
-
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Shubay Lacagtii Shuruudda Lagaga Dhigay Musharraxiinta U Tartamaya Hoggaanka Xisbiga Kulmiye,
Tartan Adag Oo Jagada 4-aad Ee Hoggaanka Kulmiye Ku dhex Mari Doonta Madaxweyne ku-xigeenka Iyo Wasiirka Ganacsiga Iyo Warshadaha
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaci...
Friday, September 4, 2020
-
“Goleyaasha Xeer Dejinta Dalka Waxa Aan Leeyahay Cimrigiina Oo Tagey Ceeb Ha Ku Sagootiyina, Ee Hubsada Xeerarka Idin Horyaala”!Hogaamiye Dhimbiil.
(Kooto Loo Xidho Haweenka iyo Beelaha la hayb sooco Waxa Aan u Arkaa Takoorkii Iyo Diidmadii Dhaqan ” Culture Barriers ” Ku Hayey dadkaasi Oo la Sharciyeeyey , Maadaama Saaxada Siyaasadeed Ee Dalku Tahay Mid Furan”) Hogaamiy...
Friday, September 4, 2020
-
Dawlada Taiwan Oo Bedeshay Passaport Kii Hore Mid Cusub Soo Bandhigay Iyo Sobobta Keentay!
Tapei(Berberatoday.com)-Dawlada Taiwan ayaa gabi ahaanba badeshay Passaportkeedii hore iyadoo soo bandhigtay mid cusub oo ay samaysatay.
Masuuliyiinta dalka Taiwan ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta ay ubadashay Passaportk...
Friday, September 4, 2020
-
Somaliland Oo Noqotay Dalka Labaad Ee Qabanaya Tartanka 10ka Akhris Ee Qur’aanka Iyo Wasaaradda Diinta Oo Soo Dhaweysay Culimo Caan Ah!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Somaliland, ayaa lagu soo dhoweeyay Culimo si weyn dunida caan uga ah, isla markaana ka mid ah Culimada Islaamka ee ku takhasusay Quraanka Kariimka iyo Culuunta Islaamka, kuwaas oo Somaliland u yimi ka g...
Friday, September 4, 2020
-
Markabkii Ugu Weynaa Abid Oo Sida Shiidaal Naafto Ah Oo Kusoo Xidhay Haamaba Haamaha Shiidaalka Berbera Iyo Maamulka Oo Kawar Bixiyay”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Markabkii Ugu Weynaa Abid Oo Sida Shiidaal Naafto Ah Oo Kusoo Xidhay Haabada Haamaha Shiidaalka Berbera Iyo Maamulka Oo Kawar Bixiyay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/q8ps3c-8PfA
&n...
Thursday, September 3, 2020
-
Proffesor Cabdi Ismaaciil Samater Oo Shaaciyay Arin Ay Ku Adkeysanayaan Axmed Madoobe Iyo Deni
Muqdisho(Berberatoday.com)-Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka faalooda arrimaha Afrika ayaa shaaciyay hal arin oo ay ku adkaysanayaan Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland, Axmed Madoobe iyo Siciid Deni.
Prof: Cabdi Ismaacii...
Thursday, September 3, 2020
-
Mareykanka Oo Cunaqabateyn Saaray Saraakiil Ka Tirsan Maxkamadda ICC
New York(Berberatoday.com)-Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay cunaqabateyn kusoo rogtay saraakiil sar sare oo ka tirsan maxkamadda dambiyada dagaalka caalamiga ah ee ICC, kuwaasoo ay ku jirto dacwad oogaha guud ee maxkama...
Thursday, September 3, 2020
-
Saddexda Xisbi Oo Ka Heshiiyay Ka Qayb galka Doorashada Ee Haweenka iyo Beelaha Gabooye
Hargeysa(Berberatoday.com)-Saddexda Xisbi Oo Ka Heshiiyay Ka Qayb galka Doorashada Ee Haweenka iyo Beelaha Gabooye.
Halkan Hoose Ka Akhriso Qoraal Ay Sadexda Xisbi Siwada Jira Usoo Saareen Una Wada Saxeexeen Sadexda gudoomiye.
...
Thursday, September 3, 2020
-
“Doodii Golaha “Xildhibaanada Saami Qaybsiga Kuraastu Ka Maqan Yihiin Waa Sool Iyo Salal”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada ayaa dood ka yeeshay eerka golaha la horkeenay sida kootada haweenka,saami qaybsiga kuraasta baarlamaanka iyo gobolada ay ka maqan yihiin,
https://youtu.be/...
Thursday, September 3, 2020
-
Shirkadda Facebook Oo Fariin Adag Udirtay Macaamiisheeda Ku Sugan Dalka Australia.
Sydney(Berberatoday.com)-Shirkadda barta xidhiidhka Bulshada ee Facebook ayaa ku hanjabtay in macaamiisheeda ku sugan waddanka Australia ay ka mamnuuci doonto inay wararka iskula wadaagaan bartaasi, xilli ay shirkaddu diyaarinayso...
Thursday, September 3, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|