-
“Waxa Nasoo Kiciyey In Aanu Dayarta Soo Koraysa UCadayno, In Ay Been Ahayd Ohinta, Ay Ooyayeen,Wixii Madasha Kaga Hadleena Uu Ahaa Xumaan Aan Jirin..”Suldaan Naasir.
“Haddi Ay Run Ku, Oyeen Illahay Ayaa ku Garab gali. Haddii Ay Been ku Oyeena, Wiixi Ay Halka Kaga Hadleena Ay Ahayd Been, Waxay Abuureen Arin Fool xun Oo ka Tagi Doonta Raad Aad Iyo Aad Khatar Ugu Ah Ilmaha Dhasha Boqolka Sano...
Thursday, September 3, 2020
-
Midowga Yurub Oo Ku Baaqay In La Ilaaliyo Heshiiskii Nukliyeerka Ee Lala Galay Dalka Iiraan.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuul katirsan midowga yurub ayaa beesha caalamka iyo wadamada reer galbeedka ugu baaqay in la ilaaliyo heshiishkii dhinaca nukliyeerka eel ala galay dawlada Iiraan
https://youtu.be/2hpk4qmerWQ
&n...
Thursday, September 3, 2020
-
Dowladda Kenya Oo Xayirtay Hantida Sagaal Ruux Oo Ay Ku Eedeysay Iney Maal-geliyaan Al-shabaab.
Nairobi(Berberatoday.com)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Kenya Fred Matiang’I Ayaa magacaabay sagaal ruux uu sheegay iney Leeyihiin mas’uuliyadda maal-gelinta Ururka Al-shabaab oo dhowr jeer weeraray qeybo kamid dalkaas.
...
Thursday, September 3, 2020
-
Jiif Caaqil Kasoo Jeeda Gobolka Awdal Oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Ugaas Cabdirashiid.
Borama(Berberatoday.com)-Jiif Caaqil Barkhad Cilmi Xirsi (Lacag doon) Oo kamid ah Madaxdhaqameedka Gobolka Awdal ayaa raali galin ka bixiyay hadalo kasoo yeedhay ugaaska guud ee beelaha samaroon oo sheegay in dhulkoodii ay h...
Thursday, September 3, 2020
-
FBI-da Oo Ka Walaacsan In Gambaleelka Albaabada Uu Booliska Basaaso
USA(Berberatoday.com)-Dukumiintiyo la si sir ah loo qaatay ayaa muujiyay in laanta dembi baarista ee FBI-da Maraykanka ay ka walaacsan tahay in dadka qaar ay u isticmaalayaan gambaleellada albaabbada in ay kula socdaan boolisk...
Wednesday, September 2, 2020
-
Daawo Muuqalka”Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Si Rasmi Ah Uga Bilaabay Magaalada Oodweyne Diwaangelinta Codbixiyeyaasha Ee Tijaabada Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Si Rasmi Ah Uga Bilaabay Magaalada Oodweyne Diwaangelinta Codbixiyeyaasha Ee Tijaabada Ah
https://youtu.be/pu9Silr4mpw
...
Wednesday, September 2, 2020
-
“Imaaraadka Waxaa Raacday Ceeb Aan Abidkood Ka Hadhi Doonin…” Hoggaamiyaha Sare Ee IRAN Ayatollah Ali Khamenei
Tehran(Berberatoday.com)-Hoggaamiyaha sare ee Iran ayaa ku eedeeyey Imaaraadka Carabta inay khiyaameeyeen dunida muslimka, markii ay go’aansadeen inay xidhiidh la yeeshaa Israa’iil.
Ayatollah Ali Khamenei ayaa khudbad laga ...
Wednesday, September 2, 2020
-
Xukumada Zimbabwe Oo Wada Qorshe Ay Dib Ugu Celinayso Beerihii Laga Qaaday Dadka Caddaanka Ahaa Iyo Sababta
Harare(Berberatoday.com)-Dowladda Zimbabwe ayaa sheegtay inay diyaar u tahay in beeraleyda ajaanibta ah ee beerahooda laga qaaday 20 sano ka hor hadda dib loogu celiyo.
Kumannaan beeraley caddaan ah ayaa mudadii u dhexaysay 200...
Wednesday, September 2, 2020
-
“Madaxweynuhu Inuu Is-dabciyo Oo Uu Tabashooyinka Jira Wax Ka Qabto Weeye”Jamaal Jaamac Xaamud Masuul Katirsan Xisbiga Waddani
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghaye ku-xigeenka Xisbiga mucaraadka ee WADDANI Jamaal Jaamac Xaamud ayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ugu baaqay inuu wax ka qabato tabashooyinka jira, isla-markaana uu noqdo Madaxweyn...
Wednesday, September 2, 2020
-
Dawlada Itoobiya Oo Siwayn Uga Cadhootay Dad Mudaharaadayay Oo La Wareegay Safaaradooda Magaalada Berlin.
Berlin(Berberatoday.com)-Dawlada Itoobiya ayaa ka cadhootay dad itoobiyaan ah oo mudaharaadayay laga wareegay xarunta safaarada itoobiya ee dalka jarmalka gaar ahaan magaalada berlin.
Wakiil u hadlayay safaarada dalka...
Wednesday, September 2, 2020
« Previous Page — Next Page »