-
Doodii Golaha Iyo Wixii Kala Qabsaday Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere Iyo Xil Cabdilaahi Balaaki!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaanada Cabdilaahi Balaaki Iyo Cabdiraxmaan Dheere ayaa si adag u kala aragti duwanaaday doodii golaha ee maanta taasi oo xildhibaanada cabdiraxmaan dheere soo jeediyay qodobo la xidhiidha mada...
Wednesday, September 2, 2020
-
Hijrada Rasuulka Duruus Iyo Cibrooyin Ku Jira! Sh, Siciid Cali Axmed.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Assalamu Calaykum. Hijrada Nabigu (Salalahu Calayhi wa salam) Waa taariikh muhiima oo ay Muslimiintu leeyuhiin. In yar ayaa Taqaana muhiinada ay leedahay taariikhdaasi.
Muxaadaradan waxa aan ku eegayn...
Wednesday, September 2, 2020
-
Madaxweynaha Venezuela Oo Raadinaya Dad lagu Tijaabiyo Tallaalka Coronavirus
Venezuela(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Venezuela, Nicolas Maduro, ayaa shaaca ka qaaday in uu raadin doono dad si mutadawacnimo ah loogu tijaabiya tallaalka fayraska Covid-19 ee uu soo saaray Ruushka.Ruushka waa dalkii ugu horre...
Wednesday, September 2, 2020
-
Maamulka Xarunta Agoomaha Hargeysa Oo Agab Ka Gudoomay Muwaadiniin Reer Somaliland Ah Oo Qurbo Jooga.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Muwaadin reer Somaliland oo kamid ah qurba joogta reer Somaliland ee ku dhaqan dalka ingiriiska ayaa qalab ay qurba joogta dalka uk ugu deeqeen xarunta agoomaha ee magaalada hargaysa.
Maamulka xar...
Wednesday, September 2, 2020
-
Ciyaaryahan Caan Ah Oo Warqad Cunno Caawin Ah Uqortay Baarlamaanka Ingiriiska!
London(Berberatoday.com)-Ciyaaryahanka Marcus Rashford, ayaa sameeyay guddi-hawleed oo ay ku jiraan qaar ka mid ah shirkadaha cuntada ee ugu waaweyn Britain si ay isugu dayaan inay gacan ka geystaan yareynta saboolnimada iyo gaaja...
Wednesday, September 2, 2020
-
Urur Gobaleedka IGAD Oo Magaalada Laascanood Shir Uga Furay Ergooyin Ka Kala Socda Gobolada Sool Iyo Sanaag.
Laascanod(Berberatoday.com)-Shir lagaga hadlayay arimaha nabadgalyada khilaafka deegaanka ayaa ka furmay magaalada laascanood kaasi oo ay qabanayso urur goboleedka Igad kaasi oo ay ksoo qaybgaleen ergooyin ka kala socda Gobolada S...
Tuesday, September 1, 2020
-
Qaarkamid Xildhibaanada Beelaha Darifyada Somaliland Oo Saaka Ka Dareeray Fadhigii Golaha Wakiilada Iyo Sababta!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar kamid ah xildhibaannada golaha wakiilladda Somaliland ee laga soo doorto gobollada darafyada, ayaa ka dareeray fadhigii maanta ee Golaha kaasi oo lagaga doodaayay xeerka Doorashooyinka.
Xildhibaa...
Tuesday, September 1, 2020
-
“Waa Nasiib Daro In Barkhad Iyo Wasiir Kuxigeenku In Ay Dadka Ka Hor Ooyaan, Waxayna Qalbiyada Dayarta Ku Beeraysaa Naxli”Cabdiqani Selef Oo Xisbiga Ucid Katirsan”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha xidhiidhka gobolada ee xisbiga ucid ayaa ka jawaabay hadalo dhawaan kasoo yeedhay afhayeenka xisbiga wadani iyo wasiirkuxigeenka caafimaadka oo sheegay in takoor lagu hayo
Mudane cabdiqani s...
Tuesday, September 1, 2020
-
Wasaarada Waxbarashada Oo Jaamacadaha Iyo Dugsiyada Uga Digay In Ay Qaataan Arday Aan Haysay Shahaado.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada somaliland ayaa dusgiyada jaamacadaha iyo dugsiyada uga digay in ay qaataan arday aan shahaado sax ah haysan in qoraa
Sidoo kale wasaarada waxbarashada ataa korm...
Tuesday, September 1, 2020
-
Xildhibaan Qabile Oo Ka Hadlay Saami-qaybsiga, Beelaha Hayb-sooco Iyo Manhajka Waxbarashada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa sharci-darro ku tilmaamay xeerka Garsoorka ee Maxkamadda sare laashay, waxaanu xusay in Sharicga Somaliland uu baalmarsan y...
Tuesday, September 1, 2020
« Previous Page — Next Page »