-
“Baarlamaanku Umay Hiilin Haweenka Somaliland”Sucaad Carmiye Odowaa”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoonyahanad Sucaad carmiye oo kamid ah haldoorka haweenka somailand ayaa ka hadashay talaabada ay golaha wakiiladu ku laalayaan kuraastii kootada haweenka isagoo sheegtay in baarlamaanka Somaliland aana...
Tuesday, September 1, 2020
-
Ciidanka Laanta Socdaalka Immgration Berbera Oo Rasaas Ku Dhaawacay Laba Kamida Shaqaalaha Wakaalada Biyaha Berbera”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Ciidanka Laanta Socdaalka Immgration Berbera Oo Rasaas Ku Dhaawacay Laba Kamida Shaqaalaha Wakaalada Biyaha Berbera"Daawo Muuqal
https://youtu.be/-mx2Hqym46w?t=1
...
Tuesday, September 1, 2020
-
Suldaan Daakir Xasan Khaliif Oo Si Adag Ugu Jawaabay Faysal Cali Waraabe Oo Beelaha La hayb Sooco Ugu Baqay Inay Iskaga Baxaan Xisbiyada Mucaaradka”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaan Daakir Xasan Khaliif Oo Si Adag Ugu Jawaabay Faysal Cali Waraabe Oo Beelaha La hayb Sooco Ugu Baqay Inay Iskaga Baxaan Xisbiyada Mucaaradka"Daawo Muuqal
https://youtu.be/xWN-lySqa3A?...
Tuesday, September 1, 2020
-
Shirkad Lacag Lagu Siiyo Inay Burburiso Nolosha Lammaanayaasha Oo Caalamka Ka Jirta
USA(Berberatoday.com)-Waxaa jirta shirkad gaar loo leeyahay oo lagu magacaabo “wakaresaseya” si ay xaaskaaga u shukaansadaan kaddibna kuugu caawiyaan inaad iska furtid. Laakiin lacagtu waa imisa?.
Sanadkii 2010, Takeshi Kuw...
Tuesday, September 1, 2020
-
Dooni Ay La Socdeen Tahriibeyaal Soomaali Ku Jirto Oo Ku Gubatay Xeebaha Dalka Talyaaniga Iyo Tirada Ku Dhimatay
Italy(Berberatoday.com)-Doon siday tahriibayaal ay Somali ku jirto ayaa ku gubatay xeebaha dalka talyaaniga taasi oo ay saarnaayeen 20tahriibayaal ahi kuwasi oo afar kamid ah ay ku geeriyoodeen dabkani doonida ka kacay halka ay ...
Tuesday, September 1, 2020
-
Boqor Salmaan Oo Xilal Ka Qaaday Wiil Iyo Aabihii Ka Wada Tirsan Boqortooyada
Riyaad(Berberatoday.com)-Saraakiil ka tirsan dowladda Sucuudiga ayaa xilka laga qaaday, waxaana ka mid ah labo xubnood oo ka tirsan qoyska boqortooyada.
Wareegto kasoo baxday boqor Salmaan ayaa lagu sheegay in xilka laga qaad...
Tuesday, September 1, 2020
-
14 Milyan Oo Dollar Oo Laga Musuqay Madaarka Burco Iyo Qaylo-dhaanta Guddida Horumarinta Togdheer
Burco(Berberatoday.com)-Eng. Faarax Yuusuf (Faarax Xadhigle) oo ka mid ah Guddida Horumarinta Gobolka Togdheer ayaa sheegay in la musuqay in ka badan 14-Milyan oo Dollar oo xukuumaddii hore ugu talo-gashay in lagu dhiso Madaarka D...
Tuesday, September 1, 2020
-
Xisbiga Wadani Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Fariimo Hanjabaado Ah Oo Loo Soo Diray Barkhad Jaamac Batuun.
Hargeysa(Berberatoday,com)-Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga wadani ayaa ayaa ka hadlay fariimo hanbaado ah oo ay sheegeen in loosoo diray afhayeenka xisbiga wadani barkhad jaamac batuun kaasi oo dil loogu hanbay
Halkan K...
Tuesday, September 1, 2020
-
Guurtida Iyo Wakiillada Oo Go,Aan Wada Jir Ah Kasoo Saaray Qaarar Ay Maxkamada Sare Ku Laashay Xeerka Nidaamka Garsoorka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Baarlamaanka JSL (Guurtida iyo Wakiilada ) ayaa Goaan wada jir ah ka soo saaray Qaraar ay maxkamada Sare Sheegtay inay ku laashay Xeerka Nidaamka Garsoorka Somaliland.
Sidoo kale labada gole qaran a...
Tuesday, September 1, 2020
-
Waftigii Xukuumada Somaliland Ee Nabadaynta U Joogay Gobolka Sool Oo Kulan La Yeeshay Dhinac Kamid Ah Ardaayadii Dirirtu Dhexmartay.
Laascanod(Berberatoday.com)-Wafti wasiiro ah oo kasocotay xukuumada Somaliland ayna horkacayeen wasiirka arimaha dibada iyo warfaafinta eek u sugnaa gobolka sool ayaa kulan la yeeshay midka mid ah beelihii dirirtu ku dhexmartay de...
Tuesday, September 1, 2020
« Previous Page — Next Page »