-
Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Dagaal Laba Beelood Ku Dhexmaray Deegaano Katirsan Gobolka Sool.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaanada golaha guurtida Somaliland ayaa maanta fadhigoodii kaga hadlay colaada kasoo cusboonaatay laba beelood oo wada dega deegaanada booc iyo xudun ee gobolka sool kuwaasi oo dagaal dhermaray u...
Saturday, August 15, 2020
-
Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar Oo Ka Dayriyay Khatarta Uu Maandooriyuhu Ku Hayo Bulshada Gobolka Awdal”Daawo Muuqal
Borama(Berberatoday.com)-Sheekhul baladka magaalada boorama sheekh cabdilaahi sheekh cali jawhar ayaa maanta khudbadii jimce kaga hadlay khatarta bulshada gobolka awdal uu ku hayaan moondooriyaha oo kusoo badanaya soo galitaankiis...
Saturday, August 15, 2020
-
Askari Katirsan Ciidanka Qaranka Oo Uu Askari Kale Ku Dilay Degmada Lughaya Ee Gobolka Awdal.
Lughaya(Berberatoday.com)-Alle ha U Naxariistee Waxa Tuulada Tuurka Ee Ka tirsan Degmada Lughaya lagu dilay Askari ka tirsanaa Saldhiga Geerisa ee ciidanka milatariga gobolka Awdal marxuumka la dilay ayaa lagu magacaabaa Saleeba...
Saturday, August 15, 2020
-
Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Oo Sheegay Inaanu Isticmaalin Baraha Bulshada Dadka Magaciisa Lacagta Ku Urursanayaan Ay Been Abuur Yihiin”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Xaaruun Ayaa Dadka Somaliyeed ku wargaliyay in aanu isticmaalin baraha Bulshada Qaybihiisa kala duwan islamarkaana dadka magaciisa ku samaystay ay yihiin kuwo ka been abu...
Saturday, August 15, 2020
-
Ciyaartoyga Willian Oo Dhammaystiray Ku Biiristiisa Kooxda Arsenal Iyo Labarka Uu Xidhan Doono
London(Berberatoday.com)-Ciyaaryahan Willian ayaa ugu dambeyn dhammaystiray ku biiristiisa Kooxda Arsenal, kaddib markii uu beeca xorta ah kaga tagay Chelsea.
Xiddiga reer Brazil ayaa xaqiijiyey inuu isaga tagay Blues 9 bishan ...
Saturday, August 15, 2020
-
Kooxda Bayern Munich Oo 8 Gool Ku Shabaqa Ugu Shubtay Barcelona Iskana Xaadirisay Afar Dhammaadka Champions League, Xilli Müller Iyo Coutinho Ay Min Labo Jeer Shabaqa Soo Taabteen
Lisbon(Berberatoday.com)-Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ayaa caawa kabaha la dulmartay Barcelona oo ay ku garaacday 8-2 kulan qeyb ka ahaa siddeed dhammaadka Champions League, xilli kulankan uu kooxda reer Spain is baray Phil...
Saturday, August 15, 2020
-
Milicsiga Muj Gadhawayne Oo Ka Warbixinaya Dagaalo Qadhaadhadh Oo Ciidamadii SNM Iyo Taliskii Siyaad Bare Ku Dhexmaray Deegaanada Wajaale Iyo Kalabaydh. T
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Ibraahim Cabdillahi Xuseen Dhagawayne Oo Kamid ahaa saraakiishii hogaaminaysay Urukii Snm ee taliskii siyaad Bare ka Xoreeyay Gayiga Somaliland oo ka warbixinaya Taariikhdu markay ahayd 05/12/19...
Saturday, August 15, 2020
-
Dekeda Berbera Dhoofka Xoolaha Nool Iyo Shaqada Rarka Iyo Rogida Badeecadaha Kala Duwan”Daawo Warbixin Muuqal Ah
Berbera(Berberatoday.com)-Dekeda Berbera Dhoofka Xoolaha Nool Iyo Shaqada Rarka Iyo Rogida Badeecadaha Kala Duwan"Daawo Warbixin Muuqal Ah
https://youtu.be/hSXYkxDMJz8?t=20
Berberatoday.com...
Friday, August 14, 2020
-
“Kuraasta Awdal Haysato Golaha Wakiilada, Waxa Ka Badan Inta Ay Haysato Beesha Bariga Burco”Garyaqaan Mubaarik Aar
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mubaarik Ibraahim Aar oo ka mid ah gar-yaqaannada Somaliland ayaa ka hadlay Tabashada reer Awdal ka qabaan Saami-qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiillada, waxaanu sheegay inay xaq u leeyihiin inay Cabashadood...
Friday, August 14, 2020
-
Dhakhtar Somaliyeed Oo Sheegay Inuu Diyaar Uyahay In Laga Faa’ideysto Xubnihiisa Jidhka Markuu Dhinto
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dr Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Xaaji Aadan waa asaasaha gaadiidka gurmadka degdeg ah ee Amin Ambulance ee magaalada Muqdisho, ayaa sheegay inay wadaan olole ku aaddan isugu deeqidda xubnaha jidhka, qudhiisa...
Friday, August 14, 2020
« Previous Page — Next Page »