Kufsiyadii Argaggaxa lahaa ee Gilgilay Qalbiyada Dadka Soomaaliyeed!
Muddooyinkii u danbeeyey deegaammada Soomaalida meelo badan ayaa laga soo sheegayey dhacdooyin kufsi ah oo ka dhacay.
Inta badan kiisaskaasi waxaa lagu dhammeeyaa hab odaynimo ah oo aysan maxkamadi xukumin iyadoo weliba aan lal...