Maxkamadeynta Dad Loo Haysto Dilka Khashaggi Oo Ka Billaabantay Turkey
Stanbul(Berberatoday.com)-Labaatan qof oo u dhashay Sacuudiga oo ay ku jiraan laba kaaliyeyaal u ahaan jiray Dhaxal-sugaha boqortooyada, Maxamed bin Salmaan, ayaa Jimcaha maanta ah ay maxkamadeyntooda ka billaabatay Turkiga iyagoo...