-
Fadhigii Golaha Wasiirada Ee Khamiista Oo Lagaga Dooday Xaalada Caabuqa Caronavirus, Ayax Qeybo Kamida Dalka Ku Habsaday Iyo Heerka Waxbarashada Dalka
WAR-SAXAAFADEED: 12/03/2020
Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Lagaga Dooday Qodobo Muhiima.
Fadhigii 55aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhu...
Thursday, March 12, 2020
-
Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile Oo Sheegay Inaanu Mar Kale Isu Soo Sharixi Doona Xildhibaanimo Gole Wakiileed
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, muddo dheerna ku soo jiray Golahan, ayaa sheegay in haddii ALLE idmo aanu isku soo sharixi doonin Doorashada Golaha Wakiilad...
Thursday, March 12, 2020
-
Wasiiro Iyo Xildhibaano Katirsan Golayaasha Qaranka Somaliland Oo Ka Qeyb Galay Caleema Saarka Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
Sool(Berberatoday.com)-Wasiirro iyo Xildhibaanno Somaliland ah ayaa ka qeyb-galay munaasibad maanta ka dhacay deegaanka Dharkeyn-geenyo ee gobolka Sool, halkaas oo lagu caano shubay Isin cusub oo kamid noqon doona Madax dhaqameedk...
Thursday, March 12, 2020
-
Wariyeyaal Shaqada Lagaga Eryay Kadib Markii Ay Sawir Ku Weerareen Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Iyo Xaaskiisa.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Labo wariye oo ka hawlgala warbaahinta dalka Itoobiya ayaa shaqadii ay ka eriday Wakaaladda Wararka ee ay leedahay dowladda, kaddib markii ay daabaceen sawir muujinaya Ra’iisul Wasaaraha iyo xaa...
Thursday, March 12, 2020
-
Liverpool Oo Laga Reebay Koobka Kooxaha Yurub
Liverpool(Berberatoday.com)-Kooxda Atletico Madrid ayaa iska xaadirasay wareega siddeed dhamaadka UEFA Champions League, kaddib markii ay cel celis ahaa labadii lugood ay ku wada ciyaareen Liverpool wareega 16-ka ay kaga soo gudub...
Thursday, March 12, 2020
-
Xildhibaanad Ilhan Cumar Oo Cadaysay Inay Guursatay Gacan Yareheedii Tim Mynet
USA(Berberatoday.com)-Ilhaan Cumar oo ah gabadh Soomaaliyeed oo ka tirsan aqalka Congress-ka Mareykanka Lagana Soo doortay Gobolka Minnesota ayaa sheegtay in ay la aqal gashay Tim Mynett oo horay gacan yare ugu ahaa.
Barta ...
Thursday, March 12, 2020
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan La Qaatay Gudida Sare Ee Baanka Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland muuse bixi cabdi ayaa Galinkii Ganbe Ee Maanta waxaa uu ku qaabiley hoyga uu ka degen yahay magaalada Hargeysa Gudida Sarre Ee Baanka Somaliland oo uu dhawan madaxwey...
Thursday, March 12, 2020
-
Loolanka Saliidda Ee Ruushka Iyo Sucuudiga Oo Galay Xiisad Kulul
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaaa sii xoogaystay oo meel sare gaadhay dagaalka dhanka Saliidda ee u dhaxeeyo Dowladaha Sucuudiga iyo Ruushka, kadib tallaabo cusub oo ay ku dhowaaqday dowladda Sucuudiga.
Shirkadda shidaalka Sucu...
Wednesday, March 11, 2020
-
Angel Merkel: “60-70% Dadka Jarmalku Wuu Ku Dhici Kara Xannuunka Coronavirus
Barliin(Berberatoday.com)-Raysal Wasaaraha Germany, Angel Merkel, ayaa sheegtay in 70% dadka reer Germany uu ku dhici karo cudurka coronavirus. Waxay aqbaartaan ugudbisay sharci dajiyayaasha xisbigeeda Christian Democratic Union (...
Wednesday, March 11, 2020
-
Adeeg Dadka Dhaawaca Ah Dhibaato Ka Qaban Jirtay Cisbataalka Hargeysa Oo Ciidanka Booliska Somaliland Fududeeyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cisbitaalka guud ee Hargeysa oo markii ugu horeysay loo sameeyay qaybta adeega dhaawac muujinta sharciga ah laga qaadanayo ee ciidanka Booliiska Somaliland.
Qorshahan aya aha mid siweyn bulshadu b...
Wednesday, March 11, 2020
« Previous Page — Next Page »