-
Wargeys Talyaaniga ka soo Baxa oo Qiray Dedaalka Somaliland Gelisay Qorshaheeda Aqoonsi Raadinta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wargeyska L'Indro oo ka soo baxa Talyaaniga, ayaa warbixin dheer ka qoray dalalka Somaliland iyo Soomaaliya qoraalkaas ciwaan uga dhigay "Somaliland iyo Somalia:Laba dal oo Mataanno ah oo muddo dhee...
Wednesday, August 7, 2019
-
Dalal Dadkooda Uga Digay In Ay Tagaan Mareykanka Iyo Sababta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dalalka Venezuela iyo Uruguay ayaa uga digay muwaadiniintooda in ay u safraan Mareykanka, kaddib toogashadi dadka badan lagu dilay ee Sabtidi iyo Axadi ka dhacday gobollada Texas iyo Ohio.
Labadani wa...
Wednesday, August 7, 2019
-
Gabadh Diyarad Ka Soo Dhacday Oo Meydkeeda La Helay
UK(Berberatoday.com)-Gabadh wax ka barata jaamacadda Camdridge oo ka soo dhacday diyaarad hawada
mareysa ayaa la sheegay in meydkeeda la helay.
Gabadhan meydkeeda la helay oo lagu magacabi jiray Alanta Cutland oo 19 jir ah meydk...
Wednesday, August 7, 2019
-
Xukuumada Somaliland Oo Ku Gacan Saydhay Hadal Kasoo Yeedhay Dawladda Seychelles.
Hargeysa(Berberatoday.com)- Xukuumada Somaliland ayaa markii uhoraysay ka jawaabtay hadal dhawaan kasoo yeedhay dawlada scehelles ay Somaliland ku eedeaysay in jabisay heshiishkii xukunka budcad badeeda ku xidhnaa jeelka hargaysa ...
Wednesday, August 7, 2019
-
Shan Kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Dib Uhelay Xoriyadoodii Iyo Sababta Hal Xildhibaan Wali Uxidhan Yahay!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Lix kamid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmaday gabiley oo mudo ku xidhaa magaalada hargaysa ayaa maanta Shan kamid ahi ay dib uheleen xoriyadoodii marka laga reebo hal xildhibaan oo wali isagu xidh...
Wednesday, August 7, 2019
-
Siyaasi Cadami Oo Si Adag Uga Hadlay Arintii Golaha Wakiilada,”Xildhibaanadu Xiliga Doorashadda Ayey Arinta Saami Qaybsiga La Sugaan”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdiraxaan Cadami ayaa eedo culus ujeediyay golaha wakiilada isagoo ku eedeeyay si kuraasta ufadhiyaa in ay marka doorashada la sugaan ka hadalka arinta saami qaybsiga
Halkan Hoose Ka Daawo M...
Wednesday, August 7, 2019
-
Daawo Muuqalka”Fanaan Caanka Ah Gayiga Qoomiyada Oramada Itoobiya Cali Birri Oo Lagu Soo Dhaweeyay Hargaysa.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Al Fanaan Cali Biri oo kamid fanaaniinta dalka itoobiya ee kasoo jeeda qoomiyada Oromada ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada hargaysa.
Soo dhawaynta faanaanka ayaa waxaa soo dhaweeyay fana...
Wednesday, August 7, 2019
-
Dawo Muuqalka”Xildhibaan Katirsan Golaha Guurtida Oo Shaaciyay Wakhti Lasoo Afjarayo Dhex dhexaadintii Xukuumada Jsl Iyo Jabhada Caare.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawo Muuqalka"Xildhibaan Katirsan Golaha Guurtida Oo Shaaciyay Wakhti Lasoo Afjarayo Dhex dhexaadintii Xukuumada Jsl Iyo Jabhada Caare.
https://youtu.be/NC2GwT01y7o
&n...
Wednesday, August 7, 2019
-
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Shuruud Ku Xidhay Tagistiisa Xajka.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Boqorka Sucuudiga ayaa madaxweynaha Somaliland ku daray martida boqorku sanad walba ku martiqaado gudashada waajibaadka Xajka.
Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa warqad u diray boqorka ...
Tuesday, August 6, 2019
-
Maamul Goboleedka Jubbaland Oo Xidhiidhka Ujaray Dawlada Xamar
Kismanyo(Berberatoday.com)-Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay inaysan wax wadashaqeyn ah ah la yeelan doonin
mas'uuliyiinta Federaalka Soomaalia, ilaa inta laga soo afjarayo howlaha doorashada maamulkaas ee foodda nagu soo heys...
Tuesday, August 6, 2019
« Previous Page — Next Page »