Deegaano Ka Tirsan Dalka Somaliya Oo Aan Maanta Laga Soomin Iyo Sababta
Galmudug(Berberatoday.com)-Iyadoo maanta ay ku beegan tahay maalinta koowaad ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo laga sooman yahay Soomaaliya iyo guud ahaan caalamka ayaa deegaano ka tirsan Galmudug ayaa maanta laga soomin.
Mas...
Monday, May 6, 2019
Janaraal Haftarka Libiya Oo Ka Hor Yimid Xabad Joojinta Bisha Ramadaan
Tripoli(Berberatoday.com)-Hoggaamiyaha fallaagoobay ee dalka Liibya, Janaraal Khaliifa Haftar ayaa soo saaray farriin ah in ciidammadiisa ay guluf hor leh ku qaadaan magaalada caasimadda ah ee Tripoli saacado uun kaddib markii Qar...
Monday, May 6, 2019
1.6 Billion Muslimiin Ah Oo Maanta Dunida Soonku Uga Bilaamay
Hargeysa(Berberatoday.com)-In ka badan hal biyan iyo lix boqol oo milyan oo Muslimiin ah ayay u bilaabatay bisha Barkaeysan ee Ramadan.
Ramadan oo ah bisha sagaalaad ee taariikhda hijriyada ee Islamka ayaa ka mid ah shan tiir e...
Dad Ku Dhintay Diyaarad Dab Qabsaday Dalka Ruushka+Sawiro
Moscow(Berberatoday.com)-Ugu yaraan 41 qof ayaa ku geeriyootay kaddib markii diyaarad laga leeyahay dalka Ruushka uu dab qabsaday xilli ay hawada gashay ka hor inta aysan si deg deg ah u caga dhigan Garoonka diyaaradaha Sheremetye...