Hal Sano Ka Dib Maxaa U Qabsoomay Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya?
Ra'isal wasaare Dr Abiy Axmed muddada halka sano uu xilka soo hayey tallaabbooyin wax ku ool ah ayuu qaaday, haddana dadbaa ku dhaliilaya iney weli jiraan howla waxqabad u baahan oo Raisul wasaaraha hortyaallo.
Tani iyo inta uu...
Weerar Lagu Qaaday Masaajid Ku Yaala Magaalada London
London(Berberatoday.com)-Booliiska magaalada London ayaa baacsanaya nin la sheegay in uu mid kale ku tooriyayeeya masaajid ku yaala bartamaha magaalada London.
Ninka la tooriyeeyay, markii dambana u dhintay ayaa la sheegay in u...