Markabkii Tahriibayaashu Afduubeen Oo Deked Malta Ku Taala Ku Xidhay
Malta(Berberatoday.com)-Ciidamada jasiiradda Malta ayaa gacanta ku dhigay markab ah kan shidaalka xambaara oo ay afduubteen dad tahriibayaal ah oo badda laga soo badbaadiyay iyaga oo dooni la sabaynaya.
Dadkan oo kor u dhaafaya...