Akhriso”Wararkii Ugu Dambeyey Qarax Kadhacay Duhurkii Maanta Muqdisho
Muqdisho(Berberatoday.com)-Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Gaadhi laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo Goordhaweyd ku qarxay Wadada Maka al-mukarama ee Magaalada Muqdisho.
Qaraxaan ayaa ka dhacay agagaarka Ma...
Xeraada Qaxootiga Somalida Ee Dhadhaab Oo Lasheegay in La Xidhayo
Kenya(Berberatoday.com)-Dowladda Kenya ayaa shaacisay in gabi ahaanba la xidhayo xerada Qaxootiga Dhadhaab ee Gobolka Woqooyi Bari Kenya, halkaasi oo hoy u ah in ka badan 230,000 oo qaxooti Soomaali ah.
Warbaahinta Kenya ayaa h...
Thursday, March 28, 2019
Duuliye Diyaaradeed Halyay Ahaa Oo Geeriyooday
Paris(Berberatoday.com)-Michel Bacos oo ah duuliye u shaqayn jiray shirkadda Air France oo lagu tilmaamay in uu halyay yahay, markii uu diiday in uu isaga tago rakaabkii uu waday ka dib markii ay diyaaraddiisa afduubteen dad Falas...
Thursday, March 28, 2019
Tahriibeyaal Af Duubtay Markabkii Badbaadiyay
Malta(Berbertoday.com)-Dad tahriib ah ayaa af duubtay markab badeeco sida oo ka badbaadiyay xeebaha Liibiya, ka dibna shaqaalihii ayay ku amreen in ay u sii qaadaan dhanka Malta, sida ay wararku sheegayaan.
In kabadan 100 ruux ...