-
Asmara Magaalada Gaadiidkeedu Yahay Baaskiilka Iyo Sababta
Asmara(Berberatoday.com)-Dhawr arrimood ayaa sabab u ah in magaalada Asmara ee dalka Eritrea ay noqoto magaalo ay baabuurta aad ugu yaryihiin, dadkuna ay isticmaalaan baaskiilka, waxaana ka mid go’doomiyintii dublamaasiyadeed ee...
Wednesday, March 27, 2019
-
Khabiir Maraykan Ah Oo Safiirka USA Ee Soomaalida Ku Canaantay Inuu Ka Gaabiyay Taageerada Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Michael Rubin, oo ah aqoonyahan Maraykan ah oo madax ka ah machadka American Enterprise Institutute dhawaana socdaal ku yimid magaalada Hargeysa, ayaa safiirka Maraykanka ee Soomaalida danjire Donald Yam...
Wednesday, March 27, 2019
-
Dhacdadii Argagaxa Lahayed Masjid Christchurch Ee Dalka New Zealand Ciyaaryahano Dalkaas Udhashay Oo Islaamay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kaddib dhacdadii foosha xumeyd ee xasuuqa loogu geystay Muslimiin ku cibaadeysanaysa Masjid ku yiilay magaalada Christchurch ee dalka New Zealand ayaa waxaa soo islaamay laacib wayn oo caan ah oo u ciyaa...
Wednesday, March 27, 2019
-
Somaliland”Amar Lagu Soo Rogay Shaqaalaha Dawladda
Hargaysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Somaliland, Sharmaarke Axmed Muxumed (Geelle), ayaa War Qoraal ah oo uu Maanta soo saaray ayaa shaqalaha dawladda faray inay isticmaalaan kaadhadhka aqoonsiga ee xaru...
Wednesday, March 27, 2019
-
Maxay Kaga Wada-hadleen Shir Deg Deg Ah Oo Abiy Ahmed La Yeeshay Madaxda Axmarada iyo Tigreega?
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Warar hoose oo kasoo baxay xarunta Madaxtooyada dalka Itoobiya ee magaalada Addis Ababa, ayaa sheegaysa in Ra’iisal wasaaraha itoobiya Abiy Ahmed uu shir qarsoodi ah layeeshay madaxda labada deegaan...
Wednesday, March 27, 2019
-
Masuul Uhadlay Xisbiga Kulmiye Oo Xisbigiisa Ka Difaacay Dhalliilo Uga Yimi Xisbiyadda Mucaaridka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere ayaa difaacay khudbad sannadeedkii uu Madaxwayne Muuse Biixi ka jeediyay fadhi ay iskugu yimaadeen labada gole ee baarlamaanka Somalila...
Wednesday, March 27, 2019
-
Ku Xigeenka Garyaqaanka Guud Oo Ku Baaqay In La Anshax Mariyo Cida Khaladay Astaanta Qaranka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ku xigeenka garyaqaanka guud ee qaranka Xuseen Maxamed Jaamac “Balal”, ayaa waxaa uu ku baaqay in la anshax marin doono cidi khaladey astaanta qaranka Somaliland maalintii Madaxweyne Muuse Biixi khud...
Wednesday, March 27, 2019
-
Saddexda Kooxood Ee Ugu Cad Cad Ku Guulaysiga Champions League
Hargeysa(Berberatoday.com)-Louis van Gaal oo waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya bixiyay ayaa saadaaliyay saddexda kooxood ee uu arko in ay yihiin kuwa ugu cad cad ee koobka UEFA Champions league ku guulaysan kara laakiin Va...
Wednesday, March 27, 2019
-
Gudida Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Jawaabay Baaqi Ururada Bulshada Ee Ahaa Iscasila
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha guddida doorashooyinka Somaliland Cabdiqaadir iimaan ayaa ka hadlay hadal ka soo yeedhay gudoomiyaha dalladda aan dawliga ahayn ee SONSAF oo soo jeedisay inay guddida doorashooyinku is casila...
Wednesday, March 27, 2019
-
“Waxa Naga Go’an In Aannu Ka Midho Dhalino Wadahadalka Somaliland Iyo Soomaaliya ”Farmaajo
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa sheegay in ay ka go’an tahay ka midho dhalinta wada hadallada Somaliland, islamarkaana uu diyaar u yahay ka garaabidda arrimaha Somaliland goon...
Wednesday, March 27, 2019
« Previous Page — Next Page »