-
Shil Gaadhi Oo Sababay Dhimasho Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Diridhabe
Diridhaba(Berberatofday.com)-Shil gaadhi ayaa maanta waxaa uu ka dhacay meel u dhaw magaalada Diridhabe oo lagu magacaabo Dhangago. gaadhiga shilka galay oo ahaa minibas ayaa ku dhacay gaadhi kale oo ahaa nooca raashinka iyo alaab...
Wednesday, March 27, 2019
-
Daawo Muuqalka”Aas Qaran Oo Magaalada Boorama Loogu Sameeyay Marxuum Xildhibaan Ibraahim Ciise Ka Tirsanaa Golaha Guurtida Somaliland.
Borama(Berberatoday.com)-Alle ha unaxariistee waxaa maanta magaalada Boorama Aas Qaran loogu sameeyay Marxuum Xildhibaan Ibraahim Ciise buux oo kamid ahaa golaha guurtida Somaliland mudo dheer marxuumka ayaa xalay ku geeriyooday m...
Wednesday, March 27, 2019
-
Gaadiid Qaraxyo Ka Buuxaan Oo Soo Galay Muqdisho & Digniino Laga Soo Saaray
Moqdisho (Ilays-News):- Cabsi xoogan iyo hadal heyn dhanka amaanka ayaa ka taagan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, iyadoo dadka ay hadal hayaan xaaladaha dhanka amaanka ee Muqdisho.
Fariimo digniino ah ayaa aad loo...
Wednesday, March 27, 2019
-
Daawo Muuqalka”Laba Ruux Oo Magaalada Caynabo Ugu Geeriyooday Xanuunka Gawracatada Iyo Kuwo Kale Oo La Ildaran
Caynaba(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Laba Ruux Oo Magaalada Caynabo Ugu Geeriyooday Xanuunka Gawracatada Iyo Kuwo Kale Oo La Ildaran
https://youtu.be/EU9-1HsWyiw
Berberat...
Tuesday, March 26, 2019
-
Daawo Muuqalka”Waraysi Xaasaasiya Oo Lalal Yeeshay Xeer Ilaaliyaha Somaliland, Muxuuse Ka Yidhi Masuuliyiinta Musuq-maasuqa Loo Haysto
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Somaliland Xasan Axmed Aadan oo lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya, ayaa waxa uu kaga hadley arimo xaasaasi ah oo ay ka mid yihiin kiisas dhinaca msuq maasuqa a...
Tuesday, March 26, 2019
-
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Guddoomiyey Shir Lagaga Arrinsanayo Sidii Loogu Gurman Lahaa Gobollada Bariga Dalka Ee Abaaruhu Ka Jiraan
Hargeysa(BErberatoday.com)-Shir Balaadhan oo uu Guddoominayey Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay ka qeyb galeen madax iyo masuuliyiin ka socota Hay’addaha Qa...
Tuesday, March 26, 2019
-
Daawo Muuqalka”Maareyaha Cusub Ee Wakaalada Berbera Oo Xilkii La Wareegay Iyo Masuuliyiin Ka Socday Wasaarada Oo Ka Qeyb Galay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maareyaha Cusub Ee Wakaalada Berbera Oo Xilkii La Wareegay Iyo Masuuliyiin Ka Socday Wasaarada Oo Ka Qeyb Galay
https://youtu.be/6GGrjteDgEE
&n...
Tuesday, March 26, 2019
-
Dilalka Argagaxa Leh Ee Ay Qaar Kamid Ah Ragga Somaaliyed Ugeystaan Xaasaskooda
USA(Berberatoday.com)-Waxaa waayadan dambe soo badanaya dhacdooyin argagax leh oo aanan horay looga baran bulshada Soomaaliyeed, tirada ragga dilaya xaasaskooda ayaa soo badanaysa gaar ahaan kuwa ku nool qurbaha.
Haddaba waxaan...
Tuesday, March 26, 2019
-
Jigjiga”Hooyo Iyo Afar Carruur Ah Oo Ay Dhashay Oo Ku Dhintay Qarax Bam
Jigjiga(Berberatoday.com)-Hooyo iyo afar carruur ah oo ay dhashay ayaa ku dhintay degmada Dhagax Madow ee Dawlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya, ka dib markii ay ku qaraxday bir ay muddo dheer manaafacaadsan jireen, sida a...
Tuesday, March 26, 2019
-
Wiil Somaliya Oo Dawlada Denmark Sharciga Dagnanashaha Hore Uga Qaaday Oo Dib Loogu Celiyay
Kobenhagan(Berberatoday.com)-Dowlada Denmark ayaa dib ugu soo celisay Mohamed ibrahim oo asal ahaan kasoo jeeda Dalka Somaliya kaasi oo sharciga dalka laga ceshtay mudo laga joogo sanad iyo bar kahor.
Mohamed oo kamid ah 929 qo...
Tuesday, March 26, 2019
« Previous Page — Next Page »