Daawo Muuqalka”Duqaymaha Xalay Ay Israa’iil Ka Gaysatay Qaza
Qaza(Berberatoday.com)-Israa’iil ayaa fulisay weerarro ay ku bartilmaameed sanayso goobo ay Xamaas ku leedahay marinka Qaza, saacado ka dib markii gantaal uu ku soo dhacay guri ku yaalla waqooyiga Tel Aviv.
Ciidammada Difaaca...