Saraar: Laba Qof Oo Ugeeriyooday Xannuun Ka Dilaacay Gobolka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Inta la ogyahay laba Qof ayaa ku geeriyooday degmada War-idaad oo ka mid ah degmooyinka Gobolka Saraar ee Somaliland.
Labadan Qof ayaa ku Geeriyooday Cudurka Soomaalidu u taqaanno Gawracatada, kaasi...