Gabadh Kale Oo Somali Ah Oo Xil Sare Ka Qabatay Mareykanka
Minnasota(BErberatoday.com)-Canab Guuleed oo ka mid ah Soomaalida daggan gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa loo magacaabay xil sare oo qeyb ka ah maamulka gobolka.
Gabadhan ayaa loo magacaabay jagada kaaliyaha wasiir ku...
Ururka Islaamka Oo Ka Shirey Xasuuqii Masaajidda Ee New Zealand
Istanbul(Berberatoday.com)-Waddamada ku bahoobay ururka Iskaashiga Islamka (OIC) ayaa shir deg deg ah ku yeeshay maanta magaalada Istanbul, ee dalka Turkiga, kaas oo ay kaga arrinsadeen xasuuqii dad ku cibaadeysanayay masaajiddo k...