Kuuriyada Waqooyi Oo Xidhtay Xafiiskii Ay Ku Lahayd Kuuriyada Kale
Kuuriya(Berberatoday.com)-Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa xidhtay xafiiskii xiriirka dublamaasiyadeed ee sannad ka hor ay ka furatay dalka Kuuriyada Koonfureed xilli xidhiidhka labada dal ay soo hagaagayeen.
Xukuumadda Seoul ...
Friday, March 22, 2019
Madaxweynaha Kenya Oo Xidhay Ciwaannadiisii Baraha Bulshada Iyo Sababta
Nairobi(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Kenaya Uhuru Kenyatta ayaa xidhay ciwaannadiisii baraha bulshada ka dib markii uu ruux aan loo fasixin galay ciwaannada, sida uu Twitterka ku soo qoray agaasimahiisa.
Nzioka Waita ay...
Dad Badan Oo Ku Dhintay Masiibo Ka Dhacday Ciraaq
Tigris(Berberatoday.com)-In ka badan 70 qof ayaa lagu soo warramay inay ku dhinteen doon maanta ku rogmatay wabiga Tigris ee mara magaalada Muusil ee dalka Ciraaq.
100 qof oo la socday doonta dadka looga gudbiyo wabiga ayaa aha...