Agaasimihii Warfaafinta Ee Shalay La Xidhay Oo Dib U Helay Xoriyadiisii
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimihii Iscasilay ee ee wasaarada Warfaafinta Somaliland Dr Cismaan ee maalintii shalay aheyd la xidhay ayaa maanta dib loogu soo celiyey xoriyadiisa .
Ilaa hada xukuumadu may cadeyn sababta a...