Wararkii Ugu Danbeeyey Qaraxyo Moqdisho Maanta Ka Dhacay
Moqdisho(BErberatoday.com)-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar loo adeegsaday qaraxyo lagu qaaday dhismo ay ku yaalaan labo ka mid ah wasaaradaha xukuumadda Soomaaliya.
Wasaaradaha Howlaha Guud iyo Gu...