-
Dareen Qabyaaladeed Dib Uga Soo Ifbaxay Puntland Kaddib Golaha Wasiirada Cusub Ee La Magacaabay
Garoowe(Berberatoday.com)-Golaha wasiirada Puntland ee uu dhawaan ku dhawaaqay Madaxweyne Saciid Cabdullahi Deni, ayaa waxa ay keentay dareen colaad siyaasadeed oo ay kala tirsanayaa qabaa’ilada ku dhaqan Puntland.
Marka beel...
Wednesday, February 13, 2019
-
Nin Somaliya Utartamaya Doorashada Baarlamaanka Yurub
Sweden(Berberatoday.com0-Inta badan dalalka ku jira ururka Midowga Yurub waa waxaa ka billowday ololaha doorashooyinka Baarlamaanka Midowga Yurub oo lagu wado in ay qabsoomaan inta u dhaxeysa 23-26 bisha May ee sannadkan 2019.
...
Wednesday, February 13, 2019
-
Dhamaan Duulimaadyada Tagaya Dalka Belgium Oo Maalin Dhan La Joojiyay Iyo Sababta
Belgium(Berberatoday.com)-Dhammaan duulimaadyada ka baxa ama taga dalka Belgium ayaa maalin dhan la hakiyay ka dib markii ay shaqa joojin sameeyeen shaqaalaha, sida ay shaacisay hay’adda kala hagta diyaaradaha ee dalkaasi.
Ha...
Wednesday, February 13, 2019
-
Dowladda Sudan Oo Askar Dharcad Ah U Adeegsata Dibed Baxayaasha Dalkeeda Gil Gilay
Sudan(Berberatoday.com)-Baadhitaan ay samaysay BBC-da qeybteeda Africa Eye ayaa lagu ogaaday caddeymo muujinaya in laamaha ammaanka ee Sudan ay adeegsadaan askar dharcad ah oo garaac, afduub iyo xadhig isugu dara dibed baxayaasha ...
Wednesday, February 13, 2019
-
Madaxweyne Trump Oo Ka Hadley Weerarrada Ka Dhanka Ah Saxaafadda
USA(Berberatoday.com)-Donald Trump Ayaa Cambaareeyay Weerarradda Ka Dhanka Ah Warbaahinta Ka Dib Dhacdadii Sawir Qaadaha BBC-Da Ka Soo Gaartay Goob Uu Madaxweynaha Maraykanku Dad Kula Hadlay Isniintii Oo Ku Taalla Texas.
Aqalka...
Wednesday, February 13, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Somaliland Oo Shaaciyay Tirada Kumanaan Qoys Oo Biyo La,aani Soo Food Saartay!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha somailand ayaa maanta shaacisay tirada 10kun oo qoys ku kala nool gobolada bari ee somaliland in ay soo food saartay xaalad biyo la,aaneed kwaasi oo u ba...
Wednesday, February 13, 2019
-
Daawo Muuqalka”Shahaado Sharaf Lagu Maamuusay Maamulka Sare Telefshanka HCTV
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Shahaado Sharaf Lagu Maamuusay Maamulka Sare Telefshanka HCTV
https://youtu.be/1W1TWAmnqG4?t=164
Berberatoday.com...
Wednesday, February 13, 2019
-
Daawo Muuqalka”Mayerka Degmada Berbera Cabdishakuur Cidin Oo Dalka Jarmalka Lagu Soodhaweeyay Xafladna Loogu Qabtay
Bonn(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mayerka Degmada Berbera Cabdishakuur Cidin Oo Dalka Jarmalka Lagu Soodhaweeyay Xafladna Loogu Qabtay
https://youtu.be/LG9PX50Edjc?t=196
...
Wednesday, February 13, 2019
-
“Anigu La Yaabi Maayo Ragga Xukuumaddii Hore Ee Kulmiye Ka Tirsanaa Ee Muqdisho Ka Hilaacay, Waayo Maaha….”Cali Guray.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali guray) oo kamida xubnaha sar sare ee xisbi xaakimka kulmiye ayaa ka hadlay sida uu arko siyaasiyiin reer Somaliland oo muqdisho tagay kuwaasi oo xilal wasiirnimo ah kaso...
Wednesday, February 13, 2019
-
81 Jir Kursi Lagu Riixayo Oo Markii 5 Aad U Tartamaya Xil Madaxweyne.
Aljeris(Berberatoday.com)-Xisbiga Xoreynta Dalka ee dalka Aljeeriya ayaa ku dhawaaqay in Madaxweynaha dalkaasi C/casiis Butafliqa uu markii shanaad u tartami doono doorashada Madaxweynaha dalka Aljeria taas oo dhici doonta bisha A...
Wednesday, February 13, 2019
« Previous Page — Next Page »