-
Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Gaadhi Dagaal Ay Ku Qabsadeen Duleedka Muqdisho Ee Deegaanka Jaziira
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay gaadhi nooca dagaalka ah oo ay sheegeen inay ka qabsadeen Ciidamada Militariga Dowladda Federalka Somalia.
iska horimaad ka dhacay deegaanka Jaziira ee duleedka...
Wednesday, February 13, 2019
-
“Jamaal Cali Xuseen Wuxu Sheegay In Kiiska Dhabta Ah Ee Lagu Soo Ogay Wargeyska Foore Uu Dhageysigiisii Ka Qaybgalay Aanu Kamid Aheyn Liiska Kiisaska Uu Garsoore Dalmar Shirka Jaraaid Ka Sheegay,Anaga Taas Mid Kadaran ayaa Nagu Dhacday”Yuusuf Cabdi Gaboobe
Jamaal Cali Xuseen wuxu sheegay in kiiska dhabta ah ee lagu soo ogay wargeyska Foore ee uu dhageysigiisii ka qaybgalay aanu ka mid aheyn liiska kiisaska uu garsoore Dalmar shirka jaraaid ka sheegay in wargeyska Foore galay.
Jamaa...
Wednesday, February 13, 2019
-
Daawo Muuqalka”Guddida Wanaag Farista Somaliland Oo Digniin Ka Soo Saartay Xuska Maalinta Jacaylka Adduunka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida Wanaag Farista Somaliland ayaa waxaa ay shacabka uga digeen inay xusaan maalinta jaceylka aduunka oo la xuso 14 bishan aynu ku jirno
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https:/...
Wednesday, February 13, 2019
-
Xukumada Somaliland Oo Ka Hadashay Wasiiro Xukumadii Siilanyo Katirsanaa Oo Xamar Ugoostay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir ku xigeenka amniga ee wasarada arimaha gudaha Somaliland ayaa waxaa uu maanta ka Hadley masulyiin wasiiro hore ka soo noqdey Somalilad oo ka degay dalka Somaliya
Maxamed Muuse Diiriye ayaa wa...
Wednesday, February 13, 2019
-
Ciidamada Amisom Oo Qaraxyo Lagula Eegtay Nawaaxiga Warshadii Hore Ee Baastada Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
Muqdisho(Berberatoday.com)-Ciidamada Amisom ayaa maanta duhurkii waxaa laba qarax oo miinada dhulka lagu aaso, lagula eegtay Nawaaxiga Warshadii hore ee Baastada Degmada Yaaqshiid.
Qaraxyadan oo laba ahaa ayaa d...
Wednesday, February 13, 2019
-
Dawladda Hoose Ee Hargeysa Oo Muddo Kooban Ku Dhamaystirtay Waddo Laamiya Oo Loo Dhisay Madaxtooyadda Cusub
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa muddo kooban ku dhamaystirtay waddo laamiya oo loo dhisay madaxtooyada cusub ee Galbeedka Hargeysa.
Xildhibaan Xasan Shahar, oo ka tirsan golaha deegaanka ayaa sheegay ...
Wednesday, February 13, 2019
-
Somaliland: Ma Tiirkii Asaasiga U Ahaa Dimuqraaddiyadda Ayaa Halis Ku Jira?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiyada mucaaradka ah, hay’adaha xuquuqda aadanaha u dooda iyo ururrada ay ku midaysan yihiin saxafiyiintu ayaa ku eedaynaya Somaliland in ay la dagaalamayso tahay xorriyaddii hadalka.
“Dhawaan ...
Wednesday, February 13, 2019
-
Sucuudiga Oo Lagu Helay Fadeexad Kale Oo Gilgishay Qoyska Al-Sucuud
Riyadh(Berberatoday.com)-Fadeexado hor leh ayaa ku soo baxay maamulka Aala sucuud ee ka arrimiya dhulka xarameynka ee sucuudiga loo yaqaan.
warbixin uu daabacay wargeyska Daily Telegraph ee ka soo baxa magaalada London ayaa xaq...
Wednesday, February 13, 2019
-
Madaxweyne Trump Oo Ugu Baaqay Ilhan Cumar Inay Iscasisho
USA(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu rumeysan yahay in Ilhan Cumar oo ka mid ah xisbiga Dimuqraadiga kana mid ah Aqalka Senatka ay is casisho sababo la xidhiidha ereyo Yuhuud naceyb ah...
Wednesday, February 13, 2019
-
Dad Ajaaniib Ah Oo Ku Dhintay Shil Diyaaradeed Oo Ka Dhacay Dalka Kenya
Kenya(Berberatoday.com)-Ugu yaraan shan ruux ayaa ku dhintay diyaarad ku burburtay keynta Londiani ee degmad Makutano ee ismuumul goboleedka Kericho oo dhaca gobolka Rift Valley ee dalka Kenya.
Madaxa dhanka b...
Wednesday, February 13, 2019
« Previous Page — Next Page »