|
Warar
-
War Deg Deg Ah”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis Sameeyey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-269/022019, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey gudoomiye gobol iyo...
Thursday, February 14, 2019
-
Wasiir Faratoon Oo Sheegay Inay Farriimo Gaadhsiiyeen Shirkii Madaxda Afrika
Hargeysa(BErberatoday.com)-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Yaasiin Maxamuud Faratoon, ayaa sheegay inay shirkii Midowga Afrika gaadhsiiyeen farriimo ku saabsan qaddiyadda Somaliland.
Mar uu ka hadlaayey Shirka Afrika iyo...
Thursday, February 14, 2019
-
Haweenay Mareynkan Ah Oo Lagu Edeeyay Inay Iran Ka Caawisay Hawlo Basaasideed Oo Mareykanka Ah
USA(Berberatoday.com)-Sarkaal hore oo ka tirsaneyd ciidanka cirka ee Maraykanka, qeybtiisa sirdoonka, taas oo u carartay dalka Iran 6 sano ka hor ayaa lagu soo eedeeyey inay dawladda Iran siisay macluumad dhinaca militariga la xir...
Thursday, February 14, 2019
-
Halkan Ka Dhagayso”Marxuum Ismaacil Cali Axmed(Kashiito)Oo Kahor Intii Aanu Geeriyoon Kawaramay Taariikhdiisa Nololeed Iyo Waxbarasho
Oslo(Berberatoday.com)-Halkan Ka Dhagayso"Marxuum Ismaacil Cali Axmed(Kashiito)Oo Kahor Intii Aanu Geeriyoon Kawaramay Taariikhdiisa Nololeed Iyo Waxbarasho
https://youtu.be/R_5ZH_rBoZM
...
Thursday, February 14, 2019
-
Qalniin Naadir Ah Oo Lagu Sameeyey Ilmo Yar Oo Aan Wali Dhalanin Iyo Qaabkay Wax Udhaceen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa qalliin lagu guuleystay oo lafdhabarta ah lagu sameeyay ilma yar oo aanan wali dhalan.
Bethan Simpson, waa haweeney 26 jir ah, waxaa loo sheegay in gabadheeda caloosha ku jirta baaritaan lagu sa...
Thursday, February 14, 2019
-
Raysal Wasaaraha Jabuuti Oo Qaabilay Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland+Daawo Sawirada
Jabuuti(Berberatoday.com)-Wafti uu hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga JSL Eng Ciise Axmed Yuusuf(Xawar) oo uu ku weheliyo wasiirka qorshaynta qaranka Cawaale Ibraahin Shirwac oo maalmihii u danbeeyey ku sugnaa dalka jamuuriyada Ja...
Thursday, February 14, 2019
-
Jigjiga: Qiimaha Iibka Dameeraha Oo Sare Ukacay Iyo Sababta
Jigjiga(Berberatoday.com)-Waxaa sare u kac ku yimi qiimaha la kala siisto Dameeraha, Iyadoo saylada Xoolaha ee magaalada Jigjiga laga dareemayo mashquul aad u badan, Waxaana sara u kaca qiimahaasi lala kala siisto Dameerada ka had...
Wednesday, February 13, 2019
-
Dhaxal Suge Maxamed Bin Salmaan Oo Kacbada Ku Sameeyey Wax Aan Lagu Sameyn 14 Qarni + [ Sawiro ]
Makka(Berberatoday.com)-Waxaa baraha bulshada si weyn loogu hadal hayey dood ka dhalatay Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan oo shalay ku tukaday Kacbada Sharafta leh dusheeda, markii uu halkaasi la tegay ciidamada faro ba...
Wednesday, February 13, 2019
-
“Anaga Komishanka Doorashada Hada Jooga Doorasho Noo Qaban Maayan…” Xisbiga UCID”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cabdinasir Yuusuf Qodox ku xigeenka xoghayaha guud ee xisbiga UCID ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in ka xisbi ahaan aaney diyaar u aheyn in kominshankan doorashooyinka ee hada joogaa ay doorasho da...
Wednesday, February 13, 2019
-
Maraakiib Shisheeye Oo Faro Ba’an Ku Haya Kalluunka Somaliland Iyo Moogananta Xukumada Muuse Biixi+Baaqa Kaluumaystada Somaliland
Berbera(Berberatoday.com)-Maraakiibta shisheeye ayaa la sheegay in ay fara ba’an ku hayaan Kaluunka Xeebaha Somaliland, Waxaana cabasho xoogan ka muujiyay qaar ka mid ah kaluumaysatada dalka.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka
...
Wednesday, February 13, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|